Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal xasaasi ah la yeeshay Mareykanka
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wada-hadleen arrimo la xiriira xaaladda gobolka iyo kuwa caalamiga ah, gaar ahaan qodobbada ay labada dhinac danaha wadaagga ah ka leeyihiin iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada muhiimka u ah labada dal.
- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Massad Boulos ayaa sidoo kale xaqiijiyay muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal, iyagoo isla eegay fursadaha lagu horumarin karo xiriirka labada dowladood iyo wada-shaqeynta ku aaddan arrimaha gobolka.
- Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa leh xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi muddo dheer soo jiray, waxaana labada dhinac ay iska kaashadaan arrimo ay ka mid yihiin amniga, la-dagaallanka kooxaha hubeysan, xasilinta gobolka, horumarinta hay’adaha dowladda iyo taageerada dadaallada Soomaaliya ee ku aaddan dhismaha dowladnimada.
- Kulanka ayaa sidoo kale muujinaya muhiimadda sii kordheysa ee xiriirka Muqdisho iyo Washington, xilli ay Soomaaliya dooneyso in ay ballaariso iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dhinacyada taageerada amniga, horumarinta hay’adaha dowladda iyo xoojinta doorka Soomaaliya ee arrimaha gobolka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu soo jeediyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Massad Boulos ayaa sidoo kale xaqiijiyay muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wada-hadleen arrimo la xiriira xaaladda gobolka iyo kuwa caalamiga ah, gaar ahaan qodobbada ay labada dhinac danaha wadaagga ah ka leeyihiin iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada muhiimka u ah labada dal.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Massad Boulos ayaa sidoo kale xaqiijiyay muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal, iyagoo isla eegay fursadaha lagu horumarin karo xiriirka labada dowladood iyo wada-shaqeynta ku aaddan arrimaha gobolka.
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa leh xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi muddo dheer soo jiray, waxaana labada dhinac ay iska kaashadaan arrimo ay ka mid yihiin amniga, la-dagaallanka kooxaha hubeysan, xasilinta gobolka, horumarinta hay’adaha dowladda iyo taageerada dadaallada Soomaaliya ee ku aaddan dhismaha dowladnimada.
Kulanka ayaa sidoo kale muujinaya muhiimadda sii kordheysa ee xiriirka Muqdisho iyo Washington, xilli ay Soomaaliya dooneyso in ay ballaariso iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dhinacyada taageerada amniga, horumarinta hay’adaha dowladda iyo xoojinta doorka Soomaaliya ee arrimaha gobolka.
Si kastaba, Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika ayaa kusoo aadaya xilli haatan Soomaaliya ay si weyn u xoojinayso xiriirka ay la leedahay saaxiibbada caalamka, iyadoo Dowladda Federaalka ay xoogga saareyso iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha diblomaasiyadda.
Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha waa wayn ee taageerada siiya Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka qayb-qaata dagaalka adag ee lagula jiro kooxda Al-Shabaab.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Massad Boulos ayaa sidoo kale xaqiijiyay muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal.
- Kulanka ayaa sidoo kale muujinaya muhiimadda sii kordheysa ee xiriirka Muqdisho iyo Washington.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ku jirin kulanka.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda kulanka waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada ay jeediyeen ka qaybgalayaasha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta lagu wada hadlay kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu soo jeediyay kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga la xoojiyay si wax ku ool ah?
- Maxay yihiin tallaabooyinka degdega ah ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · yeeshay · mareykanka · sheekh
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada