Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Al-Sisi? + Sawirro
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika ee Al-Calamayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xasan iyo Al-Sisi ayaa kulankooda kaga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray dhinacyada dhaqaalaha, maalgashiga, ganacsiga iyo horumarinta iskaashiga labada dal.
- Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in la ballaariyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, gaar ahaan fursadaha maalgashi iyo mashaariicda horumarineed ee kaalin ka qaadan kara kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dhinac.
- Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Al-Sisi ayaa kusoo beegmaya xilli labada dal ay muhiimad wayn siinayaan xoojinta xiriirkooda iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, iyadoo Masar ay ka mid tahay dalalka Soomaaliya la leh xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi muddo dheer soo jiray.
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan magaalada Al-Calamayn u tegay ka qeybgalka shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika, oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhaqaale, ganacsi iyo maalgashi ee dalalka qaaradda Afrika.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee la gaaray intii lagu jiray kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan iyo Al-Sisi ayaa kulankooda kaga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray dhinacyada dhaqaalaha.
- Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Al-Sisi ayaa kusoo beegmaya xilli labada dal ay muhiimad wayn siinayaan xoojinta xiriirkooda iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika ee ka socda magaalada cusub ee Al-Calamayn.
Xasan iyo Al-Sisi ayaa kulankooda kaga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray dhinacyada dhaqaalaha, maalgashiga, ganacsiga iyo horumarinta iskaashiga labada dal.
Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in la ballaariyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, gaar ahaan fursadaha maalgashi iyo mashaariicda horumarineed ee kaalin ka qaadan kara kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dhinac.
Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Al-Sisi ayaa kusoo beegmaya xilli labada dal ay muhiimad wayn siinayaan xoojinta xiriirkooda iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, iyadoo Masar ay ka mid tahay dalalka Soomaaliya la leh xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi muddo dheer soo jiray.
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan magaalada Al-Calamayn u tegay ka qeybgalka shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika, oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhaqaale, ganacsi iyo maalgashi ee dalalka qaaradda Afrika.
Ka qeybgalka Soomaaliya ee madashan ayaa sidoo kale fursad u siinaya Dowladda Federaalka inay la kulanto madaxda iyo masuuliyiinta dalalka Afrika, isla markaana ay soo bandhigto fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya iyo qorshayaasha dowladda ee horumarinta dhaqaalaha dalka.
Madasha Al-Calamayn ayaa loo qorsheeyay inay noqoto madal joogto ah oo labadii sanaba mar lagu qabto Masar, iyadoo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan dowladda Masar, Midowga Afrika, AUDA-NEPAD iyo Afreximbank
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika ee Al-Calamayn. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika ee Al-Calamayn.
- Xasan iyo Al-Sisi ayaa kulankooda kaga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray dhinacyada dhaqaalaha.
- Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Al-Sisi ayaa kusoo beegmaya xilli labada dal ay muhiimad wayn siinayaan xoojinta xiriirkooda iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinac kasta oo la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka laga sameeyay kulanka.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan heshiisyada gaarka ah ama natiijooyinka ka soo baxay kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar si loo xoojiyo iskaashiga dhaqaale.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee la gaaray intii lagu jiray kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga la wada hadlay?
- Waa maxay natiijooyinka la filayo in Soomaaliya ka hesho ka qaybgalkaani?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sheekh · wada · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada