Topic
Warkasta is tracking yeeshay across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches kulan, hindiya, and laba, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo safar shaqo ku jooga magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Prof. Dr. Kemal Memişoğlu. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca caafimaadka, gaar ahaan…

El Alamein, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa magaalada Alcalameyn ee dalka Masar ku yeeshay kulan looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika. Kulanka oo dhacay barqadii ayaa labada madaxweyne waxay si qoto dheer uga wada hadleen xaaladda…

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Wakiilka Sare ee Hindiya u fadhiya Kenya ahna Safiirka Hindiya ee Soomaaliya, Adarsh Swaika. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Hindiya ee dhinacyada warfaafinta iyo dhaqanka, iyadoo si gaar a
Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meelgaarka ah ee Suudaan, General Cabdifataax Al-Burhan, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, magaalada New Alamein ee dalka Masar.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wada-hadleen arrimo la xiriira…