Topic
Warkasta is tracking wada across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches inay, kuma, and masar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Illo wareedyo ku dhow Isbitaalka Guud ee Baydhabo ayaa BBC-da u sheegay in dad gaaraya 25 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan la dhigay Isbitaalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani, kadib booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamse oo ay wehliyeen wasiirro iyo mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan weftiga ayaa dhiggiisa […] The post Maxeey ka wada

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo isbeddelada amni ee ka dhacaya gobolka Geeska Afrika, wuxuuna dhiggiisa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee dowladda Masar ay la garab taagan tahay Soomaaliya, islam