Maxay ka wada-hadleen Xasan iyo taliyaha ciidanka Turkiga?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Türkiye, Jeneraal Selçuk Bayraktaroğlu, magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee qotadadheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Soomaaliya.
- Waxaa sidoo kale kulan lagu soo qaaday sii adkeynta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, iyo dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah.
- Turkiga ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay howlgalkiisa Soomaaliya, kaas oo ay doo wayn ka qaadanayaan diyaaradaha dagaalka F-16 oo markii ugu horreysay Soomaaliya la keenay 28-kii Janaayo 2026, taas oo calaamad u ahayd ballaarinta joogitaankiisa milatari ee dalkan ku yaalla Geeska Afrika.
- Diyaaradahan ayaa la dejiyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo looga dhisay hangarro (guryaha diyaaradaha) cusub intii aysan soo gaarin.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee qotadadheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye.
- Turkiga ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay howlgalkiisa Soomaaliya, kaas oo ay doo wayn ka qaadanayaan diyaaradaha dagaalka F-16.
- in ka badan 5,000 oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya, iyada oo ay jiraan ciidamo kale oo Soomaali ah oo tababarro gaar ah ku soo qaatay gudaha dalka Turkiga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Türkiye, Jeneraal Selçuk Bayraktaroğlu iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Kulanka oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee qotadadheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale kulan lagu soo qaaday sii adkeynta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, iyo dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah.
Turkiga ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay howlgalkiisa Soomaaliya, kaas oo ay doo wayn ka qaadanayaan diyaaradaha dagaalka F-16 oo markii ugu horreysay Soomaaliya la keenay 28-kii Janaayo 2026, taas oo calaamad u ahayd ballaarinta joogitaankiisa milatari ee dalkan ku yaalla Geeska Afrika.
Diyaaradahan ayaa la dejiyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo looga dhisay hangarro (guryaha diyaaradaha) cusub intii aysan soo gaarin.
Magaalada Muqdisho waxaa sidoo kale ku yaalla saldhigga milatari iyo xarunta tababarka ee ugu weyn ee uu Turkigu ku leeyahay dibadda, halkaas oo lagu tababaray in ka badan 5,000 oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya, iyada oo ay jiraan ciidamo kale oo Soomaali ah oo tababarro gaar ah ku soo qaatay gudaha dalka Turkiga.
Diyaaradaha F-16 waxaa adeegsada waddamo dhowr ah oo uu Turkigu ka mid yahay, kuwaas oo ka soo iibsaday dalka Mareykanka.
Sanadkii 2024-kii, dowladda Mareykanka ayaa ansixisay heshiis ku kacaya 23 bilyan oo doollarka Mareykanka ah oo Turkiga looga iibinayo 40 diyaaradood oo cusub oo F-16 ah—tallaabadaas oo muddo dheer dib u dhacday—kadib markii Ankara ay ogolaatay ku biiritaanka Sweden ee gaashaanbuurta NATO.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Türkiye, Jeneraal Selçuk Bayraktaroğlu, magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Türkiye, Jeneraal Selçuk Bayraktaroğlu, magaalada Muqdisho.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee qotadadheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye.
- Turkiga ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay howlgalkiisa Soomaaliya, kaas oo ay doo wayn ka qaadanayaan diyaaradaha dagaalka F-16.
- in ka badan 5,000 oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya, iyada oo ay jiraan ciidamo kale oo Soomaali ah oo tababarro gaar ah ku soo qaatay gudaha dalka Turkiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta Turkiga ee ku saabsan kulanka.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee kulanka lama sheegin.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ku saabsan howlgalada milatari ama tirada tababarka lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa iskaashiga milatari ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?
- Sidee ayey saameyn doontaa keenista diyaaradaha F-16 awoodaha milatari ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin qorshayaasha mustaqbalka ee iskaashiga milatari ee Soomaaliya iyo Turkiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · taliyaha · ciidanka · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada