Midowga Afrika oo Itoobiya, Eritrea, iyo Masar ugu baaqay Is-xakameyn
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMidowga Afrika ayaa ugu baaqay Itoobiya, Eritrea, iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda iyadoo xiisaduhu ay korodhay u dhexeeya saddexda dal.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddiga Midowga Afrika ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in saddexda dal ay ka fogaadaan tallaabooyin ama hadallo sii kordhin kara xiisadaha, isla markaana wiiqi kara nabadda iyo xasilloonida gobolka.
- Midowga Afrika ayaa sidoo kale muhiimad gaar ah siiyay in la ilaaliyo waddooyinka isgaarsiinta ee u dhexeeya Itoobiya, Eritrea iyo Masar, isagoo ku boorriyay dhinacyada inay khilaafaadkooda ku xalliyaan hannaan diblomaasiyadeed oo rasmi ah iyo wada-hadal nabadeed.
- Guddiga Midowga Afrika wuxuu xusay in dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka saddexda dal ay tahay inay waafaqaan mabaadi’da ku xusan Axdiga Aasaasiga ah ee Midowga Afrika , kaas oo dhigaya in khilaafaadka qaaradda lagu raadiyo hannaan nabadeed iyo iskaashi.
- Bayaanka Midowga Afrika ayaa imanaya xilli ay sare u kacayaan walaacyada ku saabsan xiriirka Itoobiya, Eritrea iyo Masar, inkastoo ururku uusan bayaankiisa ku faahfaahin sababaha gaarka ah ee ka dambeeya xiisadda, haddana wuxuu si cad ugu baaqay saddexda dowladood inay muujiyaan dulqaad iyo is-xakameyn, kana fogaadaan hadallo ama tallaabooyin xaaladda sii adkeyn kara.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka ama hadallada gaarka ah ee kor u qaaday xiisadaha?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Eritrea iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda.
- Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay xiisadaha u dhexeeya saddexda dal iyo saameynta ay ku yeelan karaan nabadda iyo xasilloonida gobolka.
- Guddiga Midowga Afrika ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in saddexda dal ay ka fogaadaan tallaabooyin ama hadallo sii kordhin kara xiisadaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Eritrea iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda , iyadoo ururku walaac ka muujiyay xiisadaha u dhexeeya saddexda dal iyo saameynta ay ku yeelan karaan nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Guddiga Midowga Afrika ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in saddexda dal ay ka fogaadaan tallaabooyin ama hadallo sii kordhin kara xiisadaha, isla markaana wiiqi kara nabadda iyo xasilloonida gobolka. Ururku wuxuu carrabka ku adkeeyay in xaaladda jirta loo baahan yahay in si taxaddar leh loo maareeyo, si looga hortago in khilaafaadku sii xoogeysto.
Midowga Afrika ayaa sidoo kale muhiimad gaar ah siiyay in la ilaaliyo waddooyinka isgaarsiinta ee u dhexeeya Itoobiya, Eritrea iyo Masar, isagoo ku boorriyay dhinacyada inay khilaafaadkooda ku xalliyaan hannaan diblomaasiyadeed oo rasmi ah iyo wada-hadal nabadeed.
Guddiga Midowga Afrika wuxuu xusay in dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka saddexda dal ay tahay inay waafaqaan mabaadi’da ku xusan Axdiga Aasaasiga ah ee Midowga Afrika , kaas oo dhigaya in khilaafaadka qaaradda lagu raadiyo hannaan nabadeed iyo iskaashi.
Bayaanka Midowga Afrika ayaa imanaya xilli ay sare u kacayaan walaacyada ku saabsan xiriirka Itoobiya, Eritrea iyo Masar, inkastoo ururku uusan bayaankiisa ku faahfaahin sababaha gaarka ah ee ka dambeeya xiisadda, haddana wuxuu si cad ugu baaqay saddexda dowladood inay muujiyaan dulqaad iyo is-xakameyn, kana fogaadaan hadallo ama tallaabooyin xaaladda sii adkeyn kara.
Midowga Afrika ayaa sidoo kale muujiyay inuu diyaar u yahay inuu taageero dadaallada lagu dejiyo xiisadda, dib loogu soo celiyo wada-hadalka, laguna gaaro xal nabadeed , isagoo la tashanaya dowladaha ay arrintu khusayso.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Itoobiya, Eritrea, iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda iyadoo xiisaduhu ay korodhay u dhexeeya saddexda dal.
Qodobada muhiimka ah
- Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Eritrea iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda.
- Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay xiisadaha u dhexeeya saddexda dal iyo saameynta ay ku yeelan karaan nabadda iyo xasilloonida gobolka.
- Guddiga Midowga Afrika ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in saddexda dal ay ka fogaadaan tallaabooyin ama hadallo sii kordhin kara xiisadaha.
- Ururku wuxuu carrabka ku adkeeyay in xaaladda jirta loo baahan yahay in si taxaddar leh loo maareeyo, si looga hortago in khilaafaadku sii xoogeysto.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo sababaha gaarka ah ee ka dambeeya xiisadaha.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dowladaha Itoobiya, Eritrea, ama Masar oo ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma haysto xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
Gunaanadka akhristaha
Midowga Afrika wuxuu ku baaqayaa in Itoobiya, Eritrea, iyo Masar ay muujiyaan is-xakameyn si loo ilaaliyo nabadda gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka ama hadallada gaarka ah ee kor u qaaday xiisadaha?
- Sidee ayuu Midowga Afrika u qorsheynayaa inuu taageero dadaallada lagu dejinayo xaaladda?
- Waa maxay cawaaqibka suurtagalka ah haddii xiisaduhu sii socdaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · itoobiya · xakameyn · eritrea
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada