Mucaaradka oo jawaab deg-deg ah ka bixiyay casuumadda Xasan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiQaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa si deg-deg ah uga jawaabay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan shir wadatashi qaran oo lagu qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
- “Gogoshan ayaa ujeedkeedu yahay in si wadajir ah looga wada hadlo arrimaha doorashooyinka federaalka, si ku dhisan is-afgarad iyo isu-tanaasul,” ayay tiri Madaxtooyadu.
- Intaas kadib waxaa soo jawaabay xubno kamid ah mucaaradka oo durbadiiba diidmo ka muujiyay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha, iyaga oo miiska soo saaray dood culus.
- Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab) oo ah xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxauud uusan haysan sharciyad uu wax ku casuumo, isla markaana uu dhammaaday muddo xileedkiisa, sida uu hadalka u dhigay.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka, taasoo saameyn ku yeelan karta waxtarka kulanka wadatashiga la qorsheeyay.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu gorfeyn doono kulanka wadatashiga ee soo socda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan shir wadatashi qaran.
- Kulanka ayaa lagu qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
- Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab) oo ah xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxauud uusan haysan sharciyad uu wax ku casuumo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay baaqa kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir ku casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
“Gogoshan ayaa ujeedkeedu yahay in si wadajir ah looga wada hadlo arrimaha doorashooyinka federaalka, si ku dhisan is-afgarad iyo isu-tanaasul,” ayay tiri Madaxtooyadu.
Intaas kadib waxaa soo jawaabay xubno kamid ah mucaaradka oo durbadiiba diidmo ka muujiyay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha, iyaga oo miiska soo saaray dood culus.
Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab) oo ah xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxauud uusan haysan sharciyad uu wax ku casuumo, isla markaana uu dhammaaday muddo xileedkiisa, sida uu hadalka u dhigay.
“Inuu Wax Casuumo waxaa ka horeysa inuu sharciyad uu wax ku casuumo heysto,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Cabdullahi Carab.
Sidoo kale, waxaa soo jawaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sheegay in Madaxweynuhu isku khaldayo wadatashi iyo wadaxaajood, isaga oo sheegay in marka hore loo baahan yahay in daacadnimo lagu wajaho xaaladda adag ee ka taagan dalka.
“Weli wuxuu isku khaldayaa wadatashi iyo wadaxaajood. La-tashigu waa in taladaada la dhegaysto, la qaato ama la diido. Wadaxaajoodkuse waa hannaan wadahadal oo dhinacyadu wax isku oggolaadaan, waxna isku diidaan, waxna iska tanaasulaan si loo gaaro heshiis loo dhan yahay,” ayuu isna yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Sidoo kale, wuxuu sii raaciyay “Dalku wuxuu u baahan yahay daacadnimo lagu wajaho caqabadaha amni, bani’aadannimo, dhaqaale, siyaasadeed, iyo loollanka quwadaha shisheeye ee halista ku ah jiritaanka qaranka. Wuxuu u baahan yahay wadaxaajood dhab ah oo arrimaha masiiriga ah si furan miiska loo soo saaro, dhinac walbana diyaar u yahay inuu tanaasulo, danta qarankana laga hormariyo damaca shakhsiga ah”.
Si kastaba, ha’ahaatee, Gogosha uu dhigay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaaneysa xilli ay weli taagan tahay kala aragti duwanaansho siyaasadeed oo u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo mucaaradka, iyadoo ay horay u fashilmeen wada-hadallo muddo dheer soo socday oo ay labada dhinac yeesheen, taas oo sii xoojisay khilaafka ka taagan dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa si deg-deg ah uga jawaabay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan shir wadatashi qaran oo lagu qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay casuumadda uu u fidiyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan shir wadatashi qaran.
- Kulanka ayaa lagu qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
- Cabdullahi Abuukar Xaaji (Carab) oo ah xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxauud uusan haysan sharciyad uu wax ku casuumo.
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sheegay in Madaxweynuhu isku khaldayo wadatashi iyo wadaxaajood.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Madaxweynaha ama maamulka uu hoggaamiyo ee ku saabsan dhaliilaha mucaaradka.
- Eedeymaha ku saabsan sharciyadda casuumadda Madaxweynaha waxaa soo jeediyay xubno mucaarad ah mana jiraan xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan natiijooyinka wada-hadalladii hore ee u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradka.
Gunaanadka akhristaha
Diidmada deg-degga ah ee mucaaradka ee casuumadda Madaxweynaha waxay muujinaysaa kala qaybsanaanta siyaasadeed ee weyn ee ka hor kulanka wadatashiga soo socda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu gorfeyn doono kulanka wadatashiga ee soo socda?
- Sidee ayey dowladda uga jawaabi doontaa eedeymaha mucaaradka ee ku saabsan sharciyadda?
- Maxay yihiin saameynta khilaafaadka siyaasadeed ee socda ee ku saabsan kulanka soo socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka, taasoo saameyn ku yeelan karta waxtarka kulanka wadatashiga la qorsheeyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · mucaaradka · xasan · jawaab
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada