Muxuu yahay qorshaha ciidanka Lafta-gareen kadib qabsashadooda Qansaxdheere?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCiidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa la wareegay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay Jimcihii.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku magacaaban mas’uulka warfaafinta kooxda Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid ay dib ugu soo celinayaan dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.
- Ugaas Xasan ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkooda ay sii wadi doonaan, isla markaana qorshahooda uu yahay dib usoo celinta wax uu ku tilmaamay gobannimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- “In Degmada Qansaxdheere ay dib ugu soo laabato dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed, ee uu Hogaamiyo madaxweyne Lafta-gareen waxay tusaale u tahay inaan dib u soo ceshanayno gobannimadeenna, sharcigeenna iyo awoodeena dowladnimo ee dhulkeenna,” ayuu yiri Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga.
- La wareegidda degmada Qansaxdheere ayaa kusoo aadeysa xilli maamulka Koonfur Galbeed uu wajahayo xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni, kuwaas oo la xiriira loollanka hoggaanka maamulka iyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan dhinacyada isku haya maamulka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada Lafta-gareen ay qaadi doonaan ka dib la wareegidda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku magacaaban mas’uulka warfaafinta kooxda Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid ay dib ugu soo celinayaan dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- La wareegidda degmada Qansaxdheere ayaa kusoo aadeysa xilli maamulka Koonfur Galbeed uu wajahayo xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni.
- Koonfur Galbeed ayaa horay uga digtay qorshaha ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo Jimcihii la wareegay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayaa haatan dhaq-dhaqaaqyo culus ka wada degmadaas oo qiyaastii 90 KM u jirta magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.
Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku magacaaban mas’uulka warfaafinta kooxda Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid ay dib ugu soo celinayaan dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.
Ugaas Xasan ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkooda ay sii wadi doonaan, isla markaana qorshahooda uu yahay dib usoo celinta wax uu ku tilmaamay gobannimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
“In Degmada Qansaxdheere ay dib ugu soo laabato dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed, ee uu Hogaamiyo madaxweyne Lafta-gareen waxay tusaale u tahay inaan dib u soo ceshanayno gobannimadeenna, sharcigeenna iyo awoodeena dowladnimo ee dhulkeenna,” ayuu yiri Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga.
La wareegidda degmada Qansaxdheere ayaa kusoo aadeysa xilli maamulka Koonfur Galbeed uu wajahayo xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni, kuwaas oo la xiriira loollanka hoggaanka maamulka iyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan dhinacyada isku haya maamulka.
Tallaabadan ayaa cadaadis hor leh ku abuuri karta hoggaanka siyaasadeed ee hadda ka jira Koonfur Galbeed, iyadoo xaaladda degmada iyo dhaq-dhaqaaqa ciidamada ay u baahan yihiin in si dhow loola socdo.
Si kastaba, Koonfur Galbeed ayaa horay uga digtay qorshaha ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen, gaar ahaan inay weerarro ka fuliyaan deegaannada kale ee maamulkaasi, iyadoo sheegtay inay ku fashilmeen isku dayo ay ka sameeyeen magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa la wareegay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay Jimcihii. Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku magacaaban mas’uulka warfaafinta kooxda Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid ay dib ugu soo celinayaan dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa la wareegay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay Jimcihii.
- Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku magacaaban mas’uulka warfaafinta kooxda Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid ay dib ugu soo celinayaan dowladnimada sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- La wareegidda degmada Qansaxdheere ayaa kusoo aadeysa xilli maamulka Koonfur Galbeed uu wajahayo xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni.
- Koonfur Galbeed ayaa horay uga digtay qorshaha ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha maamulka Koonfur Galbeed ee ku saabsan la wareegidda.
- Eedeymaha ku saabsan xiisadaha siyaasadeed iyo amniga ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan la wareegidda ama ujeeddooyinka la sheegay.
Gunaanadka akhristaha
La wareegidda degmada Qansaxdheere ee ciidamada Lafta-gareen ayaa muujinaysa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada Lafta-gareen ay qaadi doonaan ka dib la wareegidda?
- Sidee ayuu maamulka Koonfur Galbeed uga jawaabi doonaa horumarkan?
- Maxay yihiin saameynta ku saabsan xaaladda amniga ee gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qansaxdheere · lafta · gareen
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Ciidamada Lafta-gareen oo maanta la wareegay magaalo muhiim ah oo u dhow Baydhaba
Caasimada Online
- Dowladda Federaalka iyo Woqooyibari oo mamnuucay in aan hub iyo ciidan lala raaco diyaaraha aado Deegaanada Maamulkaas
Hiiraanweyn
- Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Lagu Qaaday Garoomada Diyaaradaha Sacuudiga
Shabelle Media