NISA oo Cambaareeysay Ciidamada Hubeysan ee Mucaaradka DFS
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiNISA ayaa cambaareysay weerarrada hubeysan ee lagula kacay ciidamadaheeda ee ka howlgalaya degmada Wadajir, iyadoo falalkan ku eedeysay maleeshiyaad ku lug leh Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Maleeshiyaadka ayaa isku dayay in ay ciidamada amniga ku riixaan iska hor-imaad hubeysan, balse ciidamada Ilaalada Shacabka ayaa muujiyay feejignaan iyo xilkasnimo, kana fogaaday tallaabo kasta oo horseedi kartay gacan-ka-hadal iyo waxyeello soo gaarta dadka rayidka ah.
- Sidoo kale, 24-kii Juun 2026, maleeshiyaadkan ayaa weerar ku qaaday ciidamada Ilaalada Shacabka, waxaana la afduubtay mid ka mid ah ciidamadii waajibaadkooda gudanayay. 27-kii Juun 2026, waxay mar kale hor istaageen howlaha amni ee ciidamada ka howlgalayay Waaxda General Daa’uud.
- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waa hay’ad amni oo ku shaqeysa sharciga, kana madax-bannaan loollanka siyaasadeed.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee NISA qaadi doonto si ay uga jawaabto weerarradan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- NISA ayaa cambaareysay weerarrada hubeysan ee lagula kacay ciidamadaheeda ee degmada Wadajir.
- Maleeshiyaad ku lug leh Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa isku dayay in ay weerar ku qaadaan ciidamada NISA.
- kii Juun 2026, maleeshiyaadkan ayaa weerar ku qaaday ciidamada Ilaalada Shacabka, waxaana la afduubtay mid ka mid ah ciidamadii waajibaadkooda gudanayay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO, 11, Oktoobar 2026 [HMC] – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee Hay’adda, kuwaas oo ka howlgalayay Laanta Koowaad ee Waaxda General Daa’uud, degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Falalkan, oo ay ku lug leeyihiin maleeshiyaad hubeysan oo ka amar qaata Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed.
Maleeshiyaadka ayaa isku dayay in ay ciidamada amniga ku riixaan iska hor-imaad hubeysan, balse ciidamada Ilaalada Shacabka ayaa muujiyay feejignaan iyo xilkasnimo, kana fogaaday tallaabo kasta oo horseedi kartay gacan-ka-hadal iyo waxyeello soo gaarta dadka rayidka ah. Caddeymaha ay NISA uruurisay ayaa muujinaya in maleeshiyaad ku hubeysnaa AK-47, BKM iyo RPG ay xoog ku galeen guryo ku yaalla xaafadda Tiintiinley ee degmada Wadajir.
Sidoo kale, 24-kii Juun 2026, maleeshiyaadkan ayaa weerar ku qaaday ciidamada Ilaalada Shacabka, waxaana la afduubtay mid ka mid ah ciidamadii waajibaadkooda gudanayay. 27-kii Juun 2026, waxay mar kale hor istaageen howlaha amni ee ciidamada ka howlgalayay Waaxda General Daa’uud.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waa hay’ad amni oo ku shaqeysa sharciga, kana madax-bannaan loollanka siyaasadeed. Sidaas darteed, NISA ma oggolaan doonto in ciidamadeeda loo jiido khilaaf siyaasadeed, mana geli doonto wax gorgortan ah oo ku saabsan sugidda amniga iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed. Hay’adda waxaa ka go’an gudashada waajibaadkeeda sharci, ilaalinta xasilloonida caasimadda iyo ka hortagga fal kasta oo khatar gelinaya nabadgelyada bulshada.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- NISA ayaa cambaareysay weerarrada hubeysan ee lagula kacay ciidamadaheeda ee ka howlgalaya degmada Wadajir, iyadoo falalkan ku eedeysay maleeshiyaad ku lug leh Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Qodobada muhiimka ah
- NISA ayaa cambaareysay weerarrada hubeysan ee lagula kacay ciidamadaheeda ee degmada Wadajir.
- Maleeshiyaad ku lug leh Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa isku dayay in ay weerar ku qaadaan ciidamada NISA.
- 24-kii Juun 2026, maleeshiyaadkan ayaa weerar ku qaaday ciidamada Ilaalada Shacabka, waxaana la afduubtay mid ka mid ah ciidamadii waajibaadkooda gudanayay.
- NISA waxay adkeyneysaa madax-bannaanideeda loollanka siyaasadeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha NISA.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid maleeshiyaadka ama wakiiladooda ku saabsan eedeymaha.
- Maqaalku wuxuu ka maqan yahay faahfaahin ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee dhacdooyinka la soo sheegay.
Gunaanadka akhristaha
NISA waxay si firfircoon uga jawaabeysaa khataraha amniga iyadoo adkeyneysa madax-bannaanideeda loollanka siyaasadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee NISA qaadi doonto si ay uga jawaabto weerarradan?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan dhacdooyinka la xusay?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo hubiyo amniga ciidamada NISA?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hubeysan · nisa · ciidamada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada