Topic
Warkasta is tracking hubeysan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhawaaqay and toddobo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Toddobo kooxood oo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin, xilli kooxahan ay horey uga dhexeeyeen khilaafaad iyo dagaallo, iyagoo sheegay inay doonayaan inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii meesha looga saari lahaa dowladda Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, isla markaana loo dhisi lahaa dowlad ku-meel-gaar ah oo loo dhan yahay