Obama oo difaacay Ilhan Cumar kuna eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka ka aragtida duwan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiBarack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo ku eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qoraal uu Axaddii ku daabacay barta X, Obama ayaa sheegay in dowladda Mareykanka aysan bartilmaameedsan karin shakhsiyaadka sababo la xiriira aragtidooda siyaasadeed ama dhaleeceynta ay u jeediyaan madaxweynaha.
- Obama ayaa ku eedeeyay maamulka Trump inuu isku dayayo inuu Ilhan Cumar ka xayuubiyo dhalashada Mareykanka, isla markaana uu dalka ka masaafuriyo sababo la xiriira dhaleeceynta ay u jeediso madaxweynaha.
- Sida ay baahisay Fox News, wakiillo federaal ah ayaa 12-kii Oktoobar baaritaan ka sameeyay guriga Ilhan Cumar ee Washington, D.C., taas oo qayb ka ahayd baaritaan la xiriira xaaladdeeda socdaalka.
- Ilo ay soo xigatay Fox News Digital ayaa sheegay in baarayaashu ay eegayeen suuragalnimada in Ilhan Cumar ama aabaheed ay sameeyeen khiyaano la xiriirta dukumentiyada socdaalka xilligii ay heshay dhalashada Mareykanka, tobannaan sano ka hor.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda iyo saamaynta baaritaannada federaalka ee dadka caanka ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee baaritaanka lagu hayo Ilhan Cumar?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka.
- Obama ayaa ku eedeeyay maamulka Trump inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
- wakiillo federaal ah ayaa 12-kii Oktoobar baaritaan ka sameeyay guriga Ilhan Cumar ee Washington, D.C.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Washington, Mareykanka — Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa difaacay Xildhibaan Ilhan Cumar, xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku eedeeyay inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
Qoraal uu Axaddii ku daabacay barta X, Obama ayaa sheegay in dowladda Mareykanka aysan bartilmaameedsan karin shakhsiyaadka sababo la xiriira aragtidooda siyaasadeed ama dhaleeceynta ay u jeediyaan madaxweynaha.
Obama ayaa ku eedeeyay maamulka Trump inuu isku dayayo inuu Ilhan Cumar ka xayuubiyo dhalashada Mareykanka, isla markaana uu dalka ka masaafuriyo sababo la xiriira dhaleeceynta ay u jeediso madaxweynaha. Waxa uu ka digay in tallaabooyinka noocaas ahi ay abuuri karaan tusaale khatar ku ah xuquuqda dadka ka aragtida duwan dowladda.
Sida ay baahisay Fox News, wakiillo federaal ah ayaa 12-kii Oktoobar baaritaan ka sameeyay guriga Ilhan Cumar ee Washington, D.C., taas oo qayb ka ahayd baaritaan la xiriira xaaladdeeda socdaalka.
Ilo ay soo xigatay Fox News Digital ayaa sheegay in baarayaashu ay eegayeen suuragalnimada in Ilhan Cumar ama aabaheed ay sameeyeen khiyaano la xiriirta dukumentiyada socdaalka xilligii ay heshay dhalashada Mareykanka, tobannaan sano ka hor. Obama ayaa difaacay taariikhda Ilhan Cumar ee ku saabsan imaatinkeeda Mareykanka iyadoo carruur ah iyo sida ay markii dambe ku heshay dhalashada dalkaas, isaga oo su’aal geliyay aragtida laga qabo arrinta lagu baarayo.
Dhankiisa, Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay inuu ku lug leeyahay baaritaanka, isaga oo sheegay in arrinta ay maamulayso Waaxda Caddaaladda Mareykanka. Si kastaba ha ahaatee, Trump ayaa marar kala duwan si cad u dhaleeceeyay Ilhan Cumar. Dhanka kale, Fox News Digital ayaa la xiriirtay Aqalka Cad iyo Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka si ay faallo uga bixiyaan eedeymaha uu Obama u jeediyay maamulka Trump.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo ku eedeeyay maamulka Trump inuu beegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
Qodobada muhiimka ah
- Barack Obama ayaa difaacay Ilhan Cumar xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka.
- Obama ayaa ku eedeeyay maamulka Trump inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda.
- wakiillo federaal ah ayaa 12-kii Oktoobar baaritaan ka sameeyay guriga Ilhan Cumar ee Washington, D.C.
- baarayaashu ay eegayeen suuragalnimada in Ilhan Cumar ama aabaheed ay sameeyeen khiyaano la xiriirta dukumentiyada socdaalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid Barack Obama iyo Fox News iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan jawaab ka timid maamulka Trump oo ku saabsan eedeymaha uu Obama u jeediyay.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka baaritaanka ama waxyaabaha la ogaaday laguma bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Barack Obama ayaa si dadban u difaacay Ilhan Cumar isagoo dhaleeceynaya tallaabooyinka maamulka Trump ee ka dhanka ah iyada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee baaritaanka lagu hayo Ilhan Cumar?
- Sidee baaritaankan u saameyn doonaa xirfadda siyaasadeed ee Ilhan Cumar?
- Maxay yihiin tallaabooyinka, haddii ay jiraan, ee maamulka Trump uu qaadi doono si uu uga jawaabo bayaannada Obama?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda iyo saamaynta baaritaannada federaalka ee dadka caanka ah.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · trump · maamulka · dadka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Maxeey tahay Taageerada uu Trump u muujiyay Netanyahu.?
Hiiraanweyn
- Obama Oo Ka Digay Beegsiga Siyaasadeed Ee Ilhaan Cumar
Goobjoog Somali
- Barack Obama oo garab istaag wayn u muujiyay Ilhan Omar
Caasimada Online