Puntland oo furatay markab ay haysatay Burcad-badeed
Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan… Sii akhri

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay dowladda.
Howlgalka lagu furtay markabka iyo shaqaalihii saarnaa ayaa ka dhacay beebaha gobolka Mudug, waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ay la kulmeen kooxda Burcad-badeedda sida ay sheegtay Puntland.
Howlgalka waxaa fuliyay ciidamada badda Puntland ee PMPF, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay xeebaha ka waday howlgal ka dhan ah Burcad-badeedda.
Markabka SIBU 1 oo ah kuwa shidaalka qaada waxaa 21 bishii la soo dhaafay ee Agoosto laga soo afduubtay xeebaha dalka Yemen, wuxuuna ku gooshayay calanka dalka Eleteriya.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · burcad · haysatay · furatay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada