Puntland oo u hambalyeysay xildhibaan Sagal Cabdiweli
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiPuntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- “Guushan taariikhiga ahi waa sharaf iyo dhiirrigelin weyn oo u soo hoyatay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska, waxayna bog cusub u furtay matalaadda Soomaalida” ayuu raaciyay.
- “Waxaan u rajaynayaa xildhibaan Sagal guul, horumar iyo hoggaan hufan, iyo inay door muhiim ah ka qaadato adeegga bulshada ay matasho, gaar ahaan xoojinta wadajirka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed iyo bulshada kale ee ay la nool yihiin dalka Ingiriiska” ayuu ku soo gabagabeeyay.
- Xildhibaan Sagal waxaa laga soo doortay deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga magaalada London, iyada oo ka soo baxday xisbiga Shaqaalaha dalka Ingiriiska ee hoggaamiyo Andy Burnham.
- Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa hambalyo u diray Sagal Cabdiweli.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa guul muhiim ah oo u ah bulshada Soomaaliyeed ee UK, taasoo calaamad u ah matalaad kordhay.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay doorka gaarka ah ee Sagal Cabdiweli ka qaadan doonto baarlamaanka Ingiriiska?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sagal Cabdiweli Maxamuud ayaa loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska.
- Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa hambalyo u diray Sagal Cabdiweli.
- Xildhibaan Sagal waxaa laga soo doortay deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga magaalada London.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska oo hore isaga casilay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Sir Keir Starm.
Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa hadal qoraal ah oo uu soo saaray ku yiri “waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa xildhibaan Sagal Cabdiweli Maxamuud, oo loo doortay xubin ka tirsan Baarlamaanka dalka Ingiriiska, iyadoo ku guuleysatay kursigii uu baneeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaasi Sir Keir Starme”.
“Guushan taariikhiga ahi waa sharaf iyo dhiirrigelin weyn oo u soo hoyatay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska, waxayna bog cusub u furtay matalaadda Soomaalida” ayuu raaciyay.
“Waxaan u rajaynayaa xildhibaan Sagal guul, horumar iyo hoggaan hufan, iyo inay door muhiim ah ka qaadato adeegga bulshada ay matasho, gaar ahaan xoojinta wadajirka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed iyo bulshada kale ee ay la nool yihiin dalka Ingiriiska” ayuu ku soo gabagabeeyay.
Xildhibaan Sagal waxaa laga soo doortay deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga magaalada London, iyada oo ka soo baxday xisbiga Shaqaalaha dalka Ingiriiska ee hoggaamiyo Andy Burnham.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska.
Qodobada muhiimka ah
- Sagal Cabdiweli Maxamuud ayaa loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska.
- Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa hambalyo u diray Sagal Cabdiweli.
- Xildhibaan Sagal waxaa laga soo doortay deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga magaalada London.
- Sagal Cabdiweli waxay ka soo baxday xisbiga Shaqaalaha dalka Ingiriiska.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Sagal Cabdiweli ama xisbiga Shaqaalaha ee ku saabsan doorashadeeda.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka doorashada.
- Maqaalku ma caddeynayo saamaynta doorashadeeda bulshada Soomaaliyeed.
Gunaanadka akhristaha
Puntland waxay aqoonsatay doorashada Sagal Cabdiweli inay tahay dhacdo muhiim ah oo u ah bulshada Soomaaliyeed.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay doorka gaarka ah ee Sagal Cabdiweli ka qaadan doonto baarlamaanka Ingiriiska?
- Sidee bay doorashadeeda u saameyn doontaa matalaadda Soomaalida ee UK?
- Maxay yihiin jawaabaha bulshada Soomaaliyeed ee UK ku saabsan doorashadeeda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa guul muhiim ah oo u ah bulshada Soomaaliyeed ee UK, taasoo calaamad u ah matalaad kordhay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hambalyeysay · puntland · sagal