Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
RASMI: Ajandayaasha horyaalla kal-fadhiga 58aad ee barlamaanka Puntland.
Golaha Wakiillada Puntland ayaa guda galay Kal-fadhigooda 58-aad, kaas oo si rasmi ah uu u furay…
Golaha Wakiillada Puntland ayaa guda galay Kal-fadhigooda 58-aad oo uu furay Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
Maxaa la shaaciyey
- Ajandayaasha kalfadhiga waxaa ka mid ah ansixinta ajandaha rasmiga ah iyo dhegeysiga warbixinta guddiga joogtada ah.
- Goluhu wuxuu mudnaanta siin doonaa ka doodista xeerarka ay xukuumaddu usoo gudbiso, gaar ahaan kuwa la xiriira maamulka iyo horumarinta adeegyada bulshada.
- Golaha Wakiilladu wuxuu falanqayn doonaa xisaab-xirka sannad-maaliyadeedka 2025 si loo qiimeeyo dakhliga iyo kharashaadka dowladda.
“Golaha Wakiillada Puntland ayaa guda galay Kal-fadhigooda 58-aad.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan arrimaha muhiimka ah ee horyaalla Golaha Wakiillada Puntland, gaar ahaan kuwa saameynaya siyaasadda iyo dhaqaalaha gobolka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Golaha Wakiillada Puntland ayaa guda galay Kal-fadhigooda 58-aad, kaas oo si rasmi ah uu u furay…
Golaha Wakiillada Puntland ayaa guda galay Kal-fadhigooda 58-aad, kaas oo si rasmi ah uu u furay Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana diiradda lagu saarayaa arrimo muhiim u ah sharci-dejinta, la xisaabtanka xukuumadda, amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda guud ee Puntland.
Ajandayaasha ugu muhiimsan ee horyaalla Golaha waxaa ka mid ah ansixinta ajandaha rasmiga ah ee kalfadhiga, dhegeysiga warbixinta guddiga joogtada ah iyo warbixinaha guddiyada kala duwan ee golaha oo ay kamid yihiin xoojinta isla xisaabtanka hay’adaha dowladda iyo kor u qaadista masuuliyadda laamaha fulinta.
Goluhu waxa kale oo uu mudnaanta siin doonaa ka doodista iyo meelmarinta xeerarka ay xukuumaddu usoo gudbiso Golaha, iyadoo si gaar ah loo eegi doono xeerarka la xiriira maamulka iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.