Topic
Warkasta is tracking rasmi across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, afcfta, and heshiiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta heshiiska dhismaha aagga ganacsiga xorta ah ee qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo sidaas ku noqotay dalkii 50-aad ee xubin rasmi ah ka noqda heshiiska. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Amb. Jamaal Maxamed Xasan ayaa dukumentiga ansixinta si toos ah ugu gudbiyey Midowga […] The post DF Sooma
Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhammaystirtay hannaanka ku biirista Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo noqotay dalka 50-aad ee xubin ka noqda heshiiskan kadib markii dowladda Soomaaliya ay dukumentiga ansixinta ku wareejisay Midowga Afrika magaalada Addis Ababa.