Sheekh Aadan Madoobe oo walaac ka muujiyey xaaladda amni ee Koonfur Galbeed
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiSheekh Aadan Madoobe ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada laftagereen iyo sugidda amniga shacabka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa hadalkan ka jeediyey kulan casho-sharaf iyo is-xogwareysi ah oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u sameeyey xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka, kuwaas oo deegaan-doorashadoodu tahay deegaannada Koonfur Galbeed.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee lagu tilmaan ciidamada laftagareen iyo weerarrada ay kooxdu ka geysanayso deegaannada maamulka.
- Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa xildhibaannada la wadaagay faahfaahin ku saabsan caqabadaha amni ee jira iyo dadaallada ay Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jiraan sugidda amniga, xoreynta deegaannada ay kooxaha argagixisadu ku sugan yihiin iyo ilaalinta nafta iyo hantida shacabka.
- Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in xildhibaannada labada Aqal ay door muuqda ka qaataan taageeridda dadaallada maamulka ee la xiriira amniga, nabadaynta, dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta deegaannada Koonfur Galbeed.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa caqabadaha amniga ee socda ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo saameyn ku yeelan kara xasilloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo walaacyada amniga ee la soo bandhigay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed.
- Isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada taabacsan laftagereen iyo sugidda amniga shacabka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee deegaannada maamulka, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada taabacsan laftagereen iyo sugidda amniga shacabka.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa hadalkan ka jeediyey kulan casho-sharaf iyo is-xogwareysi ah oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u sameeyey xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka, kuwaas oo deegaan-doorashadoodu tahay deegaannada Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee lagu tilmaan ciidamada laftagareen iyo weerarrada ay kooxdu ka geysanayso deegaannada maamulka.
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa xildhibaannada la wadaagay faahfaahin ku saabsan caqabadaha amni ee jira iyo dadaallada ay Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jiraan sugidda amniga, xoreynta deegaannada ay kooxaha argagixisadu ku sugan yihiin iyo ilaalinta nafta iyo hantida shacabka.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in xildhibaannada labada Aqal ay door muuqda ka qaataan taageeridda dadaallada maamulka ee la xiriira amniga, nabadaynta, dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta deegaannada Koonfur Galbeed.
Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada-tashiga iyo iskaashiga u dhexeeya hoggaanka Dowladda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada ku metela Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, si loo mideeyo dadaallada lagu wajahayo caqabadaha jira, loona xaqiijiyo nabad, xasillooni iyo horumar waara oo ay ka faa’iidaystaan shacabka maamulka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada laftagereen iyo sugidda amniga shacabka.
Qodobada muhiimka ah
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed.
- Isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada taabacsan laftagereen iyo sugidda amniga shacabka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
- Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in xildhibaannada labada Aqal ay door muuqda ka qaataan taageeridda dadaallada maamulka ee la xiriira amniga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan xaaladda amniga.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladda amniga waxay ku saleysan yihiin hadallada Sheekh Aadan Madoobe.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladaha amniga ama waxtarka dadaallada dowladda.
Gunaanadka akhristaha
Walaacyada Sheekh Aadan Madoobe waxay muujinayaan dhibaatooyin amni oo muhiim ah oo Koonfur Galbeed ka jira, kuwaas oo u baahan in si degdeg ah loo eego.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo walaacyada amniga ee la soo bandhigay?
- Sidee loo dhisi doonaa ka-qaybgalka xildhibaannada ee dadaallada amniga?
- Waa maxay caqabadaha hadda horyaalla dowladda ee sugidda amniga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa caqabadaha amniga ee socda ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo saameyn ku yeelan kara xasilloonida gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xaaladda · sheekh · koonfur
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada