Topic
Warkasta is tracking xaaladda across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches boosaaso, deggan, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaa maanta dib loo furay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso oo muddo todobaad ka badan xirnaa, kaddib… Sii akhri

Xubno katirsan golaha xukuumadda Puntland iyo laamaha ammaanka gobolka Nugaal ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee…

Sida ay sheegtay WFP, Soomaaliya waxay weli ku jirtaa mid ka mid ah dhibaatooyinka nafaqo-xumada ugu daran adduunka, iyadoo 1.9 milyan oo carruur ah ay la ildaran yihiin nafaqo-xumo ba'an.

Muqdisho – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in toddobaadyada soo socda ay yeeshaan kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan dalka. Midowga Afrika (AU), IGAD iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadaha jira […]

Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan kadib dagaalo ka dhacay 72 -dii saac ee…