Topic
Warkasta is tracking inuu across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches ahaa, baaqay, and cumar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inuu is-casilo, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay Puntland TV. Saciid Deni ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku fashilmay hoggaaminta Soomaaliya, uuna khalday jihada siyaasadeed ee dalka, sida uu hadalka u…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawaca dad kale oo badan.
Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa la sheegay in dowladda Masar uu ka codsaday inuu ka shaqeeyo garsoorka ciyaaraha dalkaas, isla markaana uu dego magaalada Qaahira.