Sidee loo dhacay 4-Milyan oo dollar oo loo waday burcad badeed markab ku afduubatay xeebaha Gobolka Mudug
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiLacag madax-furasho ah oo dhan 4 milyan oo dollar oo loo waday burcad badeed ayaa la sheegay in la dhacay Gobolka Mudug.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysaySida aan ogaanay Lacagta ayaa Laga dejiyay Layla Calaawida waxaana la saaray Cabdi Bilaha Si uusan umarin Baaritaan waxaana Lacagta gelinkii hore ee isniinta lagu hayay Magaalada iyadoo lagu wareejiyay laba nin oo ganacsato ah kuwaas oo hayay isku xirka Burcad badeeda,Dowlada iyo ganacsatada Markabka iskaleh .
- Sida aan ogaanay maalinimadii Axada 11-kii Bishan ayaa Muqdisho lacagtan oo kaash ah laga saaray gaari Leylo Calaawi ah waxaana Gelbiyay dhowr Cabdi bile oo Meletery ah oo uu watay Sargaal sare oo ka tirsan Taliska Wardoonka Ciidanka xooga dalka iyadoo xilli habeen ah 12-kii Bisha lageliyay Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.
- Cidda ay saamaysayGelinkii dambe ee shalay oo isniin ahayd ayaa la sheegay in doon laga gaday xarardheere iyo laba wiil oo aan magacyadooda helnay oo mid askari ahaa loo dhiibay Lacag dhan 3.5Milyan halka Shan boqol oo kun (500,000) ay reebteen ganacsatada dulaaliinta ka ahaa Heshiiska.
- Dhalinyarada ayaa la sheegay markii ay magaalada ka baxeen in meel udhexeysa Xarardheere iyo Ceel Huur oo lagu magacaabo Xiindawaco ay doonti kaga degteen iyagoo halkaas ka qaatay gaari ugu sii diyaarsanaa lacagtina ay la goosteen.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxaa la sameynayaa si loo soo ceshado lacagta la dhacay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Lacagtan oo kaash ah laga saaray gaari Leylo Calaawi ah waxaana Gelbiyay dhowr Cabdi bile oo Meletery ah.
- lacagta gelinkii hore ee isniinta lagu hayay Magaalada iyadoo lagu wareejiyay laba nin oo ganacsato ah kuwaas oo hayay isku xirka Burcad badeeda.
- Waxaa hadda gacanta lagu hayaa qaarkamida ragii Xarardheere lacagta geeyay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 14 Octobar 2026 {HMC} Macluumaadyo Xasaasiya oo aan ka helnay ilo wargal ah ayaan ku ogaanay la dhacay lacag dhan 4-Milyan oo dollar taasoo loo waday Burcad badeed markab shidaal sida ku afduubatay Xeebaha gobolka Mudug hadana ku haya duleydka degmada Hobyo.
Sida aan ogaanay maalinimadii Axada 11-kii Bishan ayaa Muqdisho lacagtan oo kaash ah laga saaray gaari Leylo Calaawi ah waxaana Gelbiyay dhowr Cabdi bile oo Meletery ah oo uu watay Sargaal sare oo ka tirsan Taliska Wardoonka Ciidanka xooga dalka iyadoo xilli habeen ah 12-kii Bisha lageliyay Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.
Sida aan ogaanay Lacagta ayaa Laga dejiyay Layla Calaawida waxaana la saaray Cabdi Bilaha Si uusan umarin Baaritaan waxaana Lacagta gelinkii hore ee isniinta lagu hayay Magaalada iyadoo lagu wareejiyay laba nin oo ganacsato ah kuwaas oo hayay isku xirka Burcad badeeda,Dowlada iyo ganacsatada Markabka iskaleh .
Gelinkii dambe ee shalay oo isniin ahayd ayaa la sheegay in doon laga gaday xarardheere iyo laba wiil oo aan magacyadooda helnay oo mid askari ahaa loo dhiibay Lacag dhan 3.5Milyan halka Shan boqol oo kun (500,000) ay reebteen ganacsatada dulaaliinta ka ahaa Heshiiska.
Dhalinyarada ayaa la sheegay markii ay magaalada ka baxeen in meel udhexeysa Xarardheere iyo Ceel Huur oo lagu magacaabo Xiindawaco ay doonti kaga degteen iyagoo halkaas ka qaatay gaari ugu sii diyaarsanaa lacagtina ay la goosteen.
Lama xaqiijin karo halka ay ku suganyihiin Balse sida aan xogta ku helnay waxa loo badinayaa inay u galeen Kooxda As waxaana markii cid ugu war dambeysay lagu sheegay aaga Xinlebi.
Waxaa hadda gacanta lagu hayaa qaarkamida ragii Xarardheere lacagta geeyay oo uu kujiro Gaarigii Leylada ahaa iyo darwalkii weday.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Lacag madax-furasho ah oo dhan 4 milyan oo dollar oo loo waday burcad badeed ayaa la sheegay in la dhacay Gobolka Mudug. Lacagtan ayaa laga saaray gaari Muqdisho ka dibna waxaa loo wareejiyay laba nin oo ganacsato ah oo la xiriira burcad badeeda.
Qodobada muhiimka ah
- Lacag madax-furasho ah oo dhan 4 milyan oo dollar oo loo waday burcad badeed ayaa la sheegay in la dhacay Gobolka Mudug.
- Lacagtan oo kaash ah laga saaray gaari Leylo Calaawi ah waxaana Gelbiyay dhowr Cabdi bile oo Meletery ah.
- lacagta gelinkii hore ee isniinta lagu hayay Magaalada iyadoo lagu wareejiyay laba nin oo ganacsato ah kuwaas oo hayay isku xirka Burcad badeeda.
- Waxaa hadda gacanta lagu hayaa qaarkamida ragii Xarardheere lacagta geeyay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan dadka ku lugta leh dhacdadan ma cadda.
- Meesha ay lacagta la dhacay ku sugan tahay weli ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Dhacdadan la sheegay ee madax-furashada ah ayaa muujinaysa dhibaatooyinka socda ee la xiriira burcad badeeda iyo amniga gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxaa la sameynayaa si loo soo ceshado lacagta la dhacay?
- Yaa ah ganacsatada ku lugta leh heshiiskan?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xakameynayo dhacdooyinka noocan ah mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · badeed · gobolka
Sii akhri
- Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ka tirsay Gobolka Baay
Hiiraanweyn
- Madaxdii hore ee Koonfur Galbeed oo lagu daray liiska cunaqabateynta maaliyadeed
Goobjoog Somali
- Shan Askari oo Ka Tirsan Kumaandooska Gorgor oo Lacag Loogu Talagalay Kharashaadka Arooskooda La Guddoonsiiyey
Shabelle Media