Soomaaliya, Imaaraadka, Masar iyo 13 dal oo kale oo isku mowqif ka noqday…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay cunaqabateyn ay Britain iyo Australia ku soo rogeen shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin falalka sharci-darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falastiin ee la haysto.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinSidoo kale, dalalkan ayaa ku baaqay in dadaallada lagu ilaalinayo shacabka Falastiin iyo fududeynta gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo la sii xoojiyo, iyadoo xaaladda Gaza ay weli tahay mid aad u adag.
- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee 16-ka dal ayaa bayaan ay si wadajir ah u soo saareen ku sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay labada dowladood ka qaadeen hawlaha deegaameynta sharci-darrada ah ee Israa’iil, gaar ahaan shirkadaha ku lugta leh dhismaha deegaannada laga sameynayo dhulka Falastiiniyiinta.
- Dalalka bayaanka soo saaray waxaa ka mid ah Soomaaliya, Imaaraadka Carabta, Sacuudiga, Qatar, Kuwait, Cumaan, Urdun, Masar, Aljeeriya, Falastiin, Liibiya, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Niger iyo Maldives.
- Wasiirrada ayaa sidoo kale waxay si gaar ah u soo dhaweeyeen go’aanka Britain ay cunaqabateynta ugu soo rogtay urur lagu eedeeyay inuu caqabad ku yahay gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo ee Marinka Gaza.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin falalka sharci-darrada ah ee gaarka ah ee la tilmaamayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay cunaqabateyn ay Britain iyo Australia ku soo rogeen shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin falalka sharci-darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falast
- ka dal ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la hubiyo in gargaarka bani’aadannimo uu si aan carqalad lahayn ku gaaro dadka u baahan.
- Bayaanka ayaa sidoo kale adkeeyay baahida loo qabo in la qaado tallaabooyin lagu joojinayo deegaameynta sharci-darrada ah, isla markaana lagu ilaalinayo xuquuqda shacabka Falastiin.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay cunaqabateyn ay Britain iyo Australia ku soo rogeen shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin falalka sharci-darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falastiin ee la haysto.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee 16-ka dal ayaa bayaan ay si wadajir ah u soo saareen ku sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay labada dowladood ka qaadeen hawlaha deegaameynta sharci-darrada ah ee Israa’iil, gaar ahaan shirkadaha ku lugta leh dhismaha deegaannada laga sameynayo dhulka Falastiiniyiinta.
Dalalka bayaanka soo saaray waxaa ka mid ah Soomaaliya, Imaaraadka Carabta, Sacuudiga, Qatar, Kuwait, Cumaan, Urdun, Masar, Aljeeriya, Falastiin, Liibiya, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Niger iyo Maldives.
Wasiirrada ayaa sidoo kale waxay si gaar ah u soo dhaweeyeen go’aanka Britain ay cunaqabateynta ugu soo rogtay urur lagu eedeeyay inuu caqabad ku yahay gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo ee Marinka Gaza.
16-ka dal ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la hubiyo in gargaarka bani’aadannimo uu si aan carqalad lahayn ku gaaro dadka u baahan, xilli Gaza ay ka jirto xaalad bani’aadannimo oo aad u adag.
Bayaanka ayaa sidoo kale adkeeyay baahida loo qabo in la qaado tallaabooyin lagu joojinayo deegaameynta sharci-darrada ah, isla markaana lagu ilaalinayo xuquuqda shacabka Falastiin.
Sidoo kale, dalalkan ayaa ku baaqay in dadaallada lagu ilaalinayo shacabka Falastiin iyo fududeynta gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo la sii xoojiyo, iyadoo xaaladda Gaza ay weli tahay mid aad u adag.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay cunaqabateyn ay Britain iyo Australia ku soo rogeen shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin falalka sharci-darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falastiin ee la haysto.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay cunaqabateyn ay Britain iyo Australia ku soo rogeen shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin falalka sharci-darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falast
- 16-ka dal ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la hubiyo in gargaarka bani’aadannimo uu si aan carqalad lahayn ku gaaro dadka u baahan.
- Bayaanka ayaa sidoo kale adkeeyay baahida loo qabo in la qaado tallaabooyin lagu joojinayo deegaameynta sharci-darrada ah, isla markaana lagu ilaalinayo xuquuqda shacabka Falastiin.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama daneeyayaasha kale.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid wasiirrada arrimaha dibadda iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo 15 dal oo kale ayaa qaadaya mowqif mideysan oo ka dhan ah falalka sharci-darrada ah ee la xiriira hawlaha Israa’iil ee Falastiin.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin falalka sharci-darrada ah ee gaarka ah ee la tilmaamayo?
- Sidee loo dhaqan gelin doonaa cunaqabateyntan?
- Maxay yihiin tallaabooyinka kale ee 16-ka dal ay qaadi doonaan si ay uga jawaabaan xaaladda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · kale · soomaaliya