Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Soomaaliya ayaa ka furtay shirka wadatashiga ah ee Nairobi ee ku saabsan dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa kulanka kusoo dhaweeyay madaxda iyo wakiillada ka socday hay’adaha dowladda, xubnaha ka socda Xafiiska Qaramada Midoobay ee Daroogada iyo Dembiyada (UNODC), dalalka dib-u-eegista samaynaya ee Liberia iyo Tonga, iyo wakiillada bulshada rayidka ah ee qeybta ka ah hannaanka dib-u-eegista.
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa sheegay in dib-u-eegistani ay kusoo beegantay xilli aad u muhiim ah maadaama ay dhawaan Golaha Wasiirada XFS meel-mariyeen Istratejiyadda Qaranka ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (2026–2030).
- Sidoo kale, Xoghayaha Joogtada ah wuxuu xusay guulaha la taaban karo ee Dowladda Soomaaliya ay ku tallaabsatay sannadihii u dambeeyay, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dib-u-habeynta hay’adaha, casriyeynta maareynta maaliyadda dowladda, iyo xoojinta daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka dhammaan haykalka dowliga ah.
- Ugu dambeyn, Xoghayaha ayaa hoosta ka xarriiqay in guud ahaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ay ka go’antahay dardargelinta hirgelinta tallaabooyinka wax-ku-oolka ah ee uu tilmaamayo Axdigu, si loo xoojiyo maamul-wanaagga iyo hufnaanta dawladnimada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu falanqeyn doono shirka wadatashiga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Mubarik Axmed Maxamed, ayaa kusoo dhaweeyay madaxda iyo wakiillada ka socday hay’adaha dowladda iyo bulshada rayidka ah.
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa sheegay in dib-u-eegistani ay kusoo beegantay xilli aad u muhiim ah maadaama ay dhawaan Golaha Wasiirada XFS meel-mariyeen Istratejiyadda Qaranka ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (2026–2030).
- Xoghayaha Joogtada ah wuxuu xusay guulaha la taaban karo ee Dowladda Soomaaliya ay ku tallaabsatay sannadihii u dambeeyay, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dib-u-habeynta hay’adaha, casriyeynta maareynta maaliyadda dowladda, iyo xoojinta d
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka wadatashiga ah ee Wareegga 2aad ee Hab-raaca Dib-u-eegista Hirgelinta (IRM) Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (UNCAC), kaas oo diiradda saaraya Cutubka 2aad (Tallaabooyinka Kahortagga) iyo Cutubka 5aad (Soo-celinta Hantida).
Xoghayaha Joogtada ah ayaa kulanka kusoo dhaweeyay madaxda iyo wakiillada ka socday hay’adaha dowladda, xubnaha ka socda Xafiiska Qaramada Midoobay ee Daroogada iyo Dembiyada (UNODC), dalalka dib-u-eegista samaynaya ee Liberia iyo Tonga, iyo wakiillada bulshada rayidka ah ee qeybta ka ah hannaanka dib-u-eegista.
Xoghayaha Joogtada ah ayaa sheegay in dib-u-eegistani ay kusoo beegantay xilli aad u muhiim ah maadaama ay dhawaan Golaha Wasiirada XFS meel-mariyeen Istratejiyadda Qaranka ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (2026–2030).
Sidoo kale, Xoghayaha Joogtada ah wuxuu xusay guulaha la taaban karo ee Dowladda Soomaaliya ay ku tallaabsatay sannadihii u dambeeyay, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dib-u-habeynta hay’adaha, casriyeynta maareynta maaliyadda dowladda, iyo xoojinta daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka dhammaan haykalka dowliga ah.
Ugu dambeyn, Xoghayaha ayaa hoosta ka xarriiqay in guud ahaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ay ka go’antahay dardargelinta hirgelinta tallaabooyinka wax-ku-oolka ah ee uu tilmaamayo Axdigu, si loo xoojiyo maamul-wanaagga iyo hufnaanta dawladnimada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka furtay shirka wadatashiga ah ee Nairobi ee ku saabsan dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa. Shirka wuxuu diiradda saaraya Cutubka 2aad (Tallaabooyinka Kahortagga) iyo Cutubka 5aad (Soo-celinta Hantida).
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka furtay shirka wadatashiga ah ee Nairobi ee ku saabsan dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa.
- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Mubarik Axmed Maxamed, ayaa kusoo dhaweeyay madaxda iyo wakiillada ka socday hay’adaha dowladda iyo bulshada rayidka ah.
- Xoghayaha Joogtada ah ayaa sheegay in dib-u-eegistani ay kusoo beegantay xilli aad u muhiim ah maadaama ay dhawaan Golaha Wasiirada XFS meel-mariyeen Istratejiyadda Qaranka ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (2026–2030).
- Xoghayaha Joogtada ah wuxuu xusay guulaha la taaban karo ee Dowladda Soomaaliya ay ku tallaabsatay sannadihii u dambeeyay, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dib-u-habeynta hay’adaha, casriyeynta maareynta maaliyadda dowladda, iyo xoojinta d
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh dadaallada la-dagaallanka musuqmaasuqa.
- Eedeymaha ku saabsan guulaha Dowladda Soomaaliya waxay ku saleysan yihiin hadallada Xoghayaha Joogtada ah.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka shirka ama hadallada ka qaybgalayaasha.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya waxay si firfircoon uga qayb qaadaneysaa wadahadalada caalamiga ah si loo xoojiyo tallaabooyinka la-dagaallanka musuqmaasuqa.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu falanqeyn doono shirka wadatashiga?
- Sidee loo hirgelin doonaa Istratejiyadda Qaranka ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee ka soo baxa habkan dib-u-eegista?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · midoobay · dagaallanka · dib