Soomaaliya oo sheegtay inaysan jirin walaac oo laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda
Waxa dhacay
Hal il · Jowhar
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin walaac oo laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Federaalka aysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, isagoo ku adkeystay in ciidamada qaranka ay diyaar u yihiin la wareegidda goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
- Cabdifitaax ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay muddooyinkii dambe ku howlanayd diyaarinta iyo tababarka ciidamada qaranka, kuwaas oo qaarkood uu sheegay inay dhawaan dalka dib ugu soo laabteen kaddib markii ay tababar ku soo qaateen dibadda, halka ciidamada Uganda ay qeyb ka mid ah goobihii ay joogeen si toos ah ugu wareejiyeen ciidamada Soomaaliyeed.
- Wasiirka ayaa xusay in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka u yimaadeen marxalad iyo muddo cayiman, isla markaana bixitaankoodu uusan ka dhignayn in Soomaaliya aysan lahayn awood ciidan ama xulufo ay amnigeeda kala shaqeeyaan.
- “Walaac kama qabno in arrintani wax ka beddesho xaaladda amniga dalka ama goobaha ay ciidamadaasi banneeyaan,” ayuu yiri Cabdifitaax, isagoo intaas ku daray in aan amniga Soomaaliya lagu tiirsanaan karin joogitaanka ciidamada shisheeye.
- Waxa weli aan caddayn
- Goorma ayaa ciidamada qaranka Soomaaliyeed la wareegi doonaan goobaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa ku adkeystay in ciidamada qaranka ay diyaar u yihiin la wareegidda goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
- Wasiirka ayaa xusay in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka u yimaadeen marxalad iyo muddo cayiman.
- Cabdifitaax ayaa su’aal geliyay in deegaannada uu xildhibaan Kooshin sheegay inay dib ugu laabteen gacanta Al-Shabaab.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Soomaaliya oo sheegtay inaysan jirin walaac oo laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Federaalka aysan wax walaac ah ka qabin bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, isagoo ku adkeystay in ciidamada qaranka ay diyaar u yihiin la wareegidda goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
Cabdifitaax ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay muddooyinkii dambe ku howlanayd diyaarinta iyo tababarka ciidamada qaranka, kuwaas oo qaarkood uu sheegay inay dhawaan dalka dib ugu soo laabteen kaddib markii ay tababar ku soo qaateen dibadda, halka ciidamada Uganda ay qeyb ka mid ah goobihii ay joogeen si toos ah ugu wareejiyeen ciidamada Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa xusay in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka u yimaadeen marxalad iyo muddo cayiman, isla markaana bixitaankoodu uusan ka dhignayn in Soomaaliya aysan lahayn awood ciidan ama xulufo ay amnigeeda kala shaqeeyaan.
“Walaac kama qabno in arrintani wax ka beddesho xaaladda amniga dalka ama goobaha ay ciidamadaasi banneeyaan,” ayuu yiri Cabdifitaax, isagoo intaas ku daray in aan amniga Soomaaliya lagu tiirsanaan karin joogitaanka ciidamada shisheeye.
Dhinaca kale, wasiirka ayaa ka horyimid hadal uu jeediyay Xildhibaan Kooshin oo kala qeyb galayay dood ay qabatay BBC Somali, isagoo sheegay in Soomaaliya aysan weli diyaar u ahayn inay si buuxda ula wareegto goobaha ay ka baxayaan ciidamada Uganda, isla markaana amniga Muqdisho iyo deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe uu weli ku tiirsan yahay ciidamada nabad ilaalinta.
Cabdifitaax ayaa su’aal geliyay in deegaannada uu xildhibaan Kooshin sheegay inay dib ugu laabteen gacanta Al-Shabaab ay markii hore ciidamada dowladda oo keliya xoreeyeen iyo in ciidamada nabad ilaalinta ay garab siinayeen.
Wuxuu sheegay in ciidamada qaranka Soomaaliyeed ay ahaayeen kuwa xoreeyay deegaanno badan, isagoo tusaale u soo qaatay howlgalladii ka dhacay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Xarardheere. Waxa uu sidoo kale tilmaamay in shantii sano ee la soo dhaafay ay dowladda ku bixisay dadaallo lagu dhisayo laguna tababarayo ciidamada qaranka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin walaac oo laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya. Wasiirka Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa adkeeyay diyaarinta ciidamada qaranka si ay u la wareegaan goobaha la banneeyay.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin walaac oo laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya.
- Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa ku adkeystay in ciidamada qaranka ay diyaar u yihiin la wareegidda goobaha ay banneeyaan ciidamada shisheeye.
- Wasiirka ayaa xusay in ciidamada shisheeye aysan Soomaaliya u joogin si joogto ah, balse ay dalka u yimaadeen marxalad iyo muddo cayiman.
- Cabdifitaax ayaa su’aal geliyay in deegaannada uu xildhibaan Kooshin sheegay inay dib ugu laabteen gacanta Al-Shabaab.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadallada Wasiirka Cabdifitaax Qaasim Maxamuud iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Xildhibaan Kooshin oo ku saabsan faallooyinka wasiirka.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan waqtiga ama faahfaahinta bixitaanka ciidamada.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay diyaar u tahay inay maareyso amniga ka dib bixitaanka ciidamada Uganda.
Waxa weli aan caddayn
- Goorma ayaa ciidamada qaranka Soomaaliyeed la wareegi doonaan goobaha?
- Waa maxay waqtiga la filayo in ciidamada Uganda ay ka baxaan?
- Sidee loo maareyn doonaa xaaladda amniga inta lagu jiro isbeddelka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · walaac · ciidamada · uganda