๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐-๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐ ๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ก
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiRaโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah, Muqdisho, 14 Oktoobar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Raโiisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay ciribtirka kooxaha Khawaarijta awood ahaan iyo fikir ahaanba taasi oo sababtay in maanta dadka Soomaaliyeed ay ku baraarugaan in fikirka kooxdaas uu halis ku yahay jiritaankooda ummadnimo iyo dowladnimo.
- Mudane Xamsa, ayaa xusay in maanta oo kale 14-kii Oktoobar 2017, ay kooxaha arxanka daran dalkeenna ka fuliyeen musiibadii weynayd ee ay ku dhibaateeyeen kumanyaal shacab ah, halka boqollaalna ay ku dhinteen taasi oo indhaha bulshada tustay in aysan dhaqanka kooxdu diin islaam shaqo ku lahayn, beddelkeeda ay u adeegayaan cadowga ummadda Soomaaliyeed.
- โDadkii Illaahay ka badbaadiyay baan ka mid ahaa, markaas baan maray isgoyska Soobe, guri aan degennaa oo 200 tallaabo u jira meesha wax ka dhaceen ayaan tagay, markii uu qaraxa dhacay dhulka ayaan ku dhacay, baabuur ordayana illaahay baa I dhaafiyay, gurigii waa uu dumay, dhammaanteen dadkii ka badbaaday baan nahayโ.
- Raโiisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in markii ay Xukuumaddan la-wareegtay talada dalka ay xoogga saartay in la caddeeyo aragtida Shabaab ee gurracan, kadib kulankii ay isugu yimaadeen culimada Soomaaliyeed ay soo saareem fatwo ay ku xaqiijinayaan in kooxaha argagixisada ah ay ku sifoobeen dhaqankii iyo ficilkii Khawaarijta, isla markaana ay waajib tahay in loola diriro fikir ahaan, awood iyo hab walba oo loo ciribtiri karo.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo la dagaallamo fikradaha xagjirka ah?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah.
- Raโiisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay ciribtirka kooxaha Khawaarijta awood ahaan iyo fikir ahaanba.
- Mudane Xamsa, ayaa xusay in maanta oo kale 14-kii Oktoobar 2017, ay kooxaha arxanka daran dalkeenna ka fuliyeen musiibadii weynayd.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh ยท Soomaali
Soomaali ยท Mashiin turjumay ยท Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho, Talaado, 14 Oktoobar: 2026 โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah, kaasi oo ay soo diyaarisay xarunta Qaran ee Tubsan ee Xafiiska Raโiisul Wasaaraha.
Raโiisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay ciribtirka kooxaha Khawaarijta awood ahaan iyo fikir ahaanba taasi oo sababtay in maanta dadka Soomaaliyeed ay ku baraarugaan in fikirka kooxdaas uu halis ku yahay jiritaankooda ummadnimo iyo dowladnimo.
Mudane Xamsa, ayaa xusay in maanta oo kale 14-kii Oktoobar 2017, ay kooxaha arxanka daran dalkeenna ka fuliyeen musiibadii weynayd ee ay ku dhibaateeyeen kumanyaal shacab ah, halka boqollaalna ay ku dhinteen taasi oo indhaha bulshada tustay in aysan dhaqanka kooxdu diin islaam shaqo ku lahayn, beddelkeeda ay u adeegayaan cadowga ummadda Soomaaliyeed.
โDadkii Illaahay ka badbaadiyay baan ka mid ahaa, markaas baan maray isgoyska Soobe, guri aan degennaa oo 200 tallaabo u jira meesha wax ka dhaceen ayaan tagay, markii uu qaraxa dhacay dhulka ayaan ku dhacay, baabuur ordayana illaahay baa I dhaafiyay, gurigii waa uu dumay, dhammaanteen dadkii ka badbaaday baan nahayโ. Ayuu yiri Raโiisul Wasaaraha.
Raโiisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in markii ay Xukuumaddan la-wareegtay talada dalka ay xoogga saartay in la caddeeyo aragtida Shabaab ee gurracan, kadib kulankii ay isugu yimaadeen culimada Soomaaliyeed ay soo saareem fatwo ay ku xaqiijinayaan in kooxaha argagixisada ah ay ku sifoobeen dhaqankii iyo ficilkii Khawaarijta, isla markaana ay waajib tahay in loola diriro fikir ahaan, awood iyo hab walba oo loo ciribtiri karo.
Ugu dambayn, Raโiisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gacmaha isu qabsadaan sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha cadowga ah ee fikirkoodu khaldamay ee meelaha kooban kaga sugan dalkeenna, iyada oo dowladduna ay dagaal xooggan kula jirto sidii looga tir-tiri laha guud ahaanba gayiga Soomaaliyeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah, Muqdisho, 14 Oktoobar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah.
- Raโiisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay ciribtirka kooxaha Khawaarijta awood ahaan iyo fikir ahaanba.
- Mudane Xamsa, ayaa xusay in maanta oo kale 14-kii Oktoobar 2017, ay kooxaha arxanka daran dalkeenna ka fuliyeen musiibadii weynayd.
- Raโiisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gacmaha isu qabsadaan sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha cadowga ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Tirakoobka khasaaraha ama saameynta gaarka ah ee kooxaha xagjirka ah lama bixinin.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadallada Raโiisul Wasaaraha iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Daahfurka shirweynaha Raโiisul Wasaaraha wuxuu muujinayaa dadaallada dowladda ee ku aaddan la dagaallanka fikradaha xagjirka ah ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo la dagaallamo fikradaha xagjirka ah?
- Sidee dowladda u hubin doontaa ka qaybgalka daneeyayaasha kala duwan ee bulshada arrintan?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka xiga ee la hirgelin doono ka dib shirweynaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka โSababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia ยท general ยท jamhuuriyadda ยท oktoobar ยท talaado
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada