Turkiga oo wada-hadal xasaasi ah la yeeshay Farmaajo + Ujeedka
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiSafiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire Ferhat Alkan, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ujeedkiisuna ahaa is-barasho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Inta uu socday kulanka oo ka dhacay guriga Farmaajo ayaa lagu soo qaaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
- Sidoo kale, labada mas’uul ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku aadan xaaladda gobolka iyo tan caalamiga ah ee saameynta ku leh arrimaha siyaasadda dalka.
- “Danjire Ferhat Alkan ayaa, isaga oo sii wada booqashooyinkiisa isbarasho, kulan la yeeshay Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.
- Danjire Alkan ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Farmaajo aragtiyadiisa is-weydaarsiga fikradaha ee wax-ku-oolka ahaa iyo soo dhoweynta diirran.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa lagu soo qaaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
- Danjire Alkan ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Farmaajo aragtiyadiisa is-weydaarsiga fikradaha ee wax-ku-oolka ahaa iyo soo dhoweynta diirran.
- Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya ayaa si weyn u boggaadiyey taageerada joogtada ah ee dowladda Turkiga ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska iyo tayeynta ciidamada qalabka sida.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Ferhat Alkan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) kaas oo ujeedkiisu ahaa is-barasho, sida ay shaacisay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Inta uu socday kulanka oo ka dhacay guriga Farmaajo ayaa lagu soo qaaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
Sidoo kale, labada mas’uul ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku aadan xaaladda gobolka iyo tan caalamiga ah ee saameynta ku leh arrimaha siyaasadda dalka.
“Danjire Ferhat Alkan ayaa, isaga oo sii wada booqashooyinkiisa isbarasho, kulan la yeeshay Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Kulanka ayaa fursad u noqday in lagaga wada hadlo xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, taariikhda iyo xaaladda uu hadda marayo xiriirka Türkiye iyo Soomaaliya, iyo sidoo kale in la isweydaarsado aragtiyo ku saabsan arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee saameynta ku leh juqraafi-siyaasadda guud,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Danjire Alkan ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Farmaajo aragtiyadiisa is-weydaarsiga fikradaha ee wax-ku-oolka ahaa iyo soo dhoweynta diirran.
Dhankiisa, Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya ayaa si weyn u boggaadiyey taageerada joogtada ah ee dowladda Turkiga ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska iyo tayeynta ciidamada qalabka sida.
Kulankan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah oo ay dalka ka taagan tahay xiisad culus oo ka dhalatay hannaanka doorashooyinka dalka oo ay weli isku hayaan dowladda iyo mucaaradka, waxaase socda dadaallo ay qayb ka tahay dowladda Turkiga, oo lagu doonayo in xal buuxa lagu gaaro.
Si kastaba, ha’ahaatee waxaa haatan isha lagu wada hayaa natiijada kasoo baxi karta gogosha uu mar kale dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran, iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire Ferhat Alkan, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ujeedkiisuna ahaa is-barasho. Kulanka ayaa lagu soo qaaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
Qodobada muhiimka ah
- Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire Ferhat Alkan, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ujeedkiisuna ahaa is-barasho.
- Kulanka ayaa lagu soo qaaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
- Danjire Alkan ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Farmaajo aragtiyadiisa is-weydaarsiga fikradaha ee wax-ku-oolka ahaa iyo soo dhoweynta diirran.
- Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya ayaa si weyn u boggaadiyey taageerada joogtada ah ee dowladda Turkiga ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska iyo tayeynta ciidamada qalabka sida.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee aan joogin kulanka.
- Eedeymaha ku saabsan waxa kulanka ka dhacay waxay ku tiirsan yihiin bayaannada safaaradda Turkiga.
- Wax xaqiijin madax-bannaan ah oo ku saabsan eedeymaha maqaalku ma bixinayo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka ayaa muujinaya xiriirka diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya iyadoo la tacaalayo xaalad siyaasadeed oo adag.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka?
- Sidee ayay taageerada Turkiga ee Soomaaliya u horumari doontaa ka dib kulankan?
- Maxay yihiin saameynta xiisadda siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya ee xiriirka caalamiga ah?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · farmaajo · turkiga · yeeshay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada