War cusub oo kasoo kordhay ciidamada Soomaaliyeed ee ku xirnaa Itoobiya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCiidamada Soomaaliyeed ayaa ku soo laabtay Ceelbarde ka dib markii ay ku xirnaayeen Itoobiya muddo ku dhow saddex bilood.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tirada ciidamadan ayaa ah illaa 220 askari, iyadoo ay gacanta Ciidamada Xoogga Dalka kusoo simeen saraakiil ka tirsan Dowlad Deegaanka oo soo galbiyay ciidamadaasi.
- Boqolaal shacab ah, saraakiil ciidan iyo maamulka degmada ayaa si diirran usoo dhaweeyay askartaasi Soomaaliyeed ee ay soo daysay dowladda Itoobiya, kadib muddo ku dhow saddex bilood oo ay ku xirnaayeen gudaha dalkaasi, gaar ahaan xerada Garab Case ee magaalada Jigjiga.
- Taliyaha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la wareegay ciidamada, ayaa u mahadceliyay saraakiisha Dowladda Deegaanka Soomaalida, kaddib markii ay gacantooda ku soo wareejiyeen askartaas oo muddooyinkii la soo dhaafay si weyn loo hadal hayay xaaladdooda.
- “Maanta waa maalin wayn waxaan u mahadcelinayaa saraakiisha Dowlad Deegaanka oo nagu soo simay dhalinyaradii ku xirneyd dalka Itoobiya, haddana gacanteenna ayay ku jiraan,” ayuu yiri Taliyha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Xoogga Dalka Soomaaiyeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee ciidamada loo xiray Itoobiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Tirada ciidamadan ayaa ah illaa 220 askari.
- Taliyaha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la wareegay ciidamada, ayaa u mahadceliyay saraakiisha Dowladda Deegaanka.
- Guddoomiyaha degmada Ceelbarde, Cabdiraxmaan Ibraahim Khayre ayaa sheegay in khaladaad dhacay dartood loo xiray ciidamadan, haddana ay dib ugu soo laabteen deegaankooda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ceelbarde (Caasimada Online) – Degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa Axadd ii lagu soo dhaweeyay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xirnaa gudaha dalka Itoobiya. Ciidamadan ayaa ka mid ahaa askartii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bishii August tababarka ugu soo xiray deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo hoostaga maamul-goboleedka Galmudug.
Tirada ciidamadan ayaa ah illaa 220 askari, iyadoo ay gacanta Ciidamada Xoogga Dalka kusoo simeen saraakiil ka tirsan Dowlad Deegaanka oo soo galbiyay ciidamadaasi.
Tirada ciidamada la soo dhaweeyay ayaa gaareysa 220 askari, iyadoo ay gacanta Ciidamada Xoogga Dalka kusoo simeen saraakiil ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaaliya oo soo galbiyay ciidamadaasi illaa degmada Ceelbarde.
Boqolaal shacab ah, saraakiil ciidan iyo maamulka degmada ayaa si diirran usoo dhaweeyay askartaasi Soomaaliyeed ee ay soo daysay dowladda Itoobiya, kadib muddo ku dhow saddex bilood oo ay ku xirnaayeen gudaha dalkaasi, gaar ahaan xerada Garab Case ee magaalada Jigjiga.
Taliyaha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la wareegay ciidamada, ayaa u mahadceliyay saraakiisha Dowladda Deegaanka Soomaalida, kaddib markii ay gacantooda ku soo wareejiyeen askartaas oo muddooyinkii la soo dhaafay si weyn loo hadal hayay xaaladdooda.
“Maanta waa maalin wayn waxaan u mahadcelinayaa saraakiisha Dowlad Deegaanka oo nagu soo simay dhalinyaradii ku xirneyd dalka Itoobiya, haddana gacanteenna ayay ku jiraan,” ayuu yiri Taliyha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Xoogga Dalka Soomaaiyeed.
Dhankiisa Guddoomiyaha degmada Ceelbarde, Cabdiraxmaan Ibraahim Khayre ayaa sheegay in khaladaad dhacay dartood loo xiray ciidamadan, haddana ay dib ugu soo laabteen deegaankooda.
“Ciidanka waxaan leenahay magaaladiinii ayaad imaateen khaladad dhacay dartiis ayaad u xirneydeen haddana si nabad galyo ah ayaad ugu soo laabaten deegaankiisa,” ayuu isna yiri guddoomiye Cabdiraxmaan Ibraahim Khayre.
Ciidamadan ayaa dhawaan dowladda Itoobiya ay ku qabatay gudaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, xilli ay fasax ku joogeen halkaas, iyadoo muddo lagu hayay xerada Garab Case ee magaalada Jigjiga, halkaas oo haatan gaadiid xamuul ah looga qaaday.
Wareejinta askartan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay sii xoogeysanayaan loollanka siyaasadeed iyo kan amni ee gobolka. Si kastaba, waxaa weli la sugayaa faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan sababta loo qabtay ciidamada, xaaladdooda hadda iyo wada-hadallada labada dowladood ee arrintan la xiriira.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada Soomaaliyeed ayaa ku soo laabtay Ceelbarde ka dib markii ay ku xirnaayeen Itoobiya muddo ku dhow saddex bilood. Ciidamadan ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay maamulka deegaanka iyo bulshada.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada Soomaaliyeed ayaa ku soo laabtay Ceelbarde ka dib markii ay ku xirnaayeen Itoobiya muddo ku dhow saddex bilood.
- Tirada ciidamadan ayaa ah illaa 220 askari.
- Taliyaha Ururka 62-aad ee Guutada 6-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la wareegay ciidamada, ayaa u mahadceliyay saraakiisha Dowladda Deegaanka.
- Guddoomiyaha degmada Ceelbarde, Cabdiraxmaan Ibraahim Khayre ayaa sheegay in khaladaad dhacay dartood loo xiray ciidamadan, haddana ay dib ugu soo laabteen deegaankooda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada ciidamada ama xaaladaha lagu xiray.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda Itoobiya oo ku saabsan xiritaanka ciidamada.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee gobolka.
Gunaanadka akhristaha
Soo laabashada ciidamada Soomaaliyeed ee Itoobiya waxay muujinaysaa isbeddelada amni iyo siyaasadeed ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee ciidamada loo xiray Itoobiya?
- Maxay yihiin xaaladaha hadda ee ciidamada ka dib soo laabashadooda?
- Waa maxay wada-hadallada ka socda dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsan dhacdadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · itoobiya · xirnaa