WAR DEG DEG AH:Madaxwayne Dani oo ka codsaday Qaramada Midoobay in Puntland ay ka godo Soomaaliya
Madaxwayne Sicid Cabdilaahi Dani ayaa codsi rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo uu kaga codsanayo in Puntland gooni uga godo Soomaaliya inteeda kale, isaga oo arrintaas sabab uga dhigay in shacabka reer Puntland ay ku cadaadinayaan in ay ka go’aan…
Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Madaxwayne Sicid Cabdilaahi Dani ayaa codsi rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo uu kaga codsanayo in Puntland gooni uga godo Soomaaliya inteeda kale, isaga oo arrintaas sabab uga dhigay in shacabka reer Puntland ay ku cadaadinayaan in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · qaramada · dani