Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

Warbaahinta,fanaaniin iyo marti sharaf xaflad sagootin ah loogu sameeyay Villa Hirshabelle

Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa munaasabad sagootin ah aqalka madaxtooyadda ugu sameeyay bahda Warbaahinta, Hoballada Qaranka Waberi iyo marti-sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid xarig-jarka mashaariicda kala duwan. Ugu horeyn Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Telefishinka Universal Cabdullaahi Xersi Kulmiye ayaa t

SO
Warbaahinta,fanaaniin iyo marti sharaf xaflad sagootin ah loogu sameeyay Villa Hirshabelle
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, ayaa xaflad sagootin ah ugu sameeyay bahda Warbaahinta iyo fanaaniinta magaalada Jowhar.

Maxaa la shaaciyey

  1. Agaasimaha Telefishinka Universal Cabdullaahi Xersi Kulmiye ayaa madaxweynaha ku amaanay shaqooyinkiisa horumarineed.
  2. Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaallada Qaranka Soomaaliyeed Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre ayaa sheegay in waxqabadka Hirshabeelle uu yahay cadceed aan la qarin karin.
  3. Xildhibaan Maxamed Deeq Barre 'Fiyoore' ayaa dhismaha Villa Hirshabelle ku tilmaamay astaan lagu faani karo.

Macnaha guud

Munaasabadan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu xariga ka jaray dhismaha Madaxtooyada Hirshabelle.

“Madaxtooyada Hirshabeelle waa dhisme ay ku faani karaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, waana astaan muujinaysa horumarka iyo dowlad-dhiska Hirshabeelle.”

Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, Cabdullaahi Xersi Kulmiye, Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre +2
Jowhar
2026-06-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan horumarka ka socda Hirshabeelle iyo sida ay u saameynayso dowlad-dhiska dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa munaasabad sagootin ah aqalka madaxtooyadda ugu sameeyay bahda Warbaahinta, Hoballada Qaranka Waberi iyo marti-sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid xarig-jarka mashaariicda kala duwan.

Ugu horeyn Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Telefishinka Universal Cabdullaahi Xersi Kulmiye ayaa tilmaamay shaqo boogaadin mudan inuu madaxweynaha ka qabtay Hirshabeelle.

“Caalamka oo dhan markay arkeen Madaxtooyo iyo Meel saan u iftiimaysa waxa ay iswaydiinayeen halkaan ma Soomaaliyaa, MW Cali Guudlaawe Mahadsanid, Umadda Soomaaliyedna Waa ku ogtahay Waxqabadkaaga”ayuu yiri Agaasime Xirsi.

Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaallada Qaranka Soomaaliyeed Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre ayaa waxqabadka Hirshabeelle ku tilmaamay cadceed aan sacabada lagu qarin karin.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsameeyaywarbaahintasharaf
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.