Topic
Warkasta is tracking warbaahinta across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches ciraaq, dadweynaha, and hadlay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baghdad (Caasimada Online) – Qiyaastii 40 nin oo ka tirsan qabiil kasoo jeeda koonfurta dalka Ciraaq ayaa la sheegay inay ka qeyb qaateen howlgal hubeysan oo lagu soo furtay markab shidaal oo burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen, dhacdo si weyn looga hadal hayo warbaahinta iyo baraha bulshada ee Ciraaq. Ragga ayaa ka tirsan qabiilka Al-Shaghanba…

Sept 17 (Jowhar)- Sweden ayaa u muuqata inay u socoto isbeddel xukuumadeed ka dib doorasho aad u adag oo ay mucaaradka dhanka bidixda-dhexe (centre-left) ku hoggaaminayaan hal kursi oo kaliya, sida ay sheegtay warbaahinta dadweynaha ee SVT, iyadoo la tiriyay 99% codadkii laga dhiibtay doorashadii baarlamaanka ee Axaddii. Iyadoo ay ka harsan yihiin wax ka […]

08-(Jowhar)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo qayb ka ah madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliyeed 2026. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo i

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim, oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), ayaa ka hadlay muhiimadda horumarinta iyo casriyeynta warbaahinta dowladda. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaday tallaabooyin lagu horumarinayo warbaahi