Topic
Warkasta is tracking sameeyay across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches dastuurka, dhoolatus, and iisul, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la-xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu saaray waxqabadka wasaarad kasta iyo heerka laga gaaray qorshayaashii iyo ballanqaadyadii loo dejiyay. Qiimeyntan ayaa lagu eegay shaqooyinkii qabsoomay intii lagu jiray sanadkan, caqabadi

Axad 12 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay wasiiradda Xukuumadda Dan Qaran. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay wasiiradda ayaa sheegay in la xisaabtankan looga gol leeyahay in lagu qiimeeyo shaqadii qabsoontay sanadkan iyada oo lala eegayo ballanqaadyadii wasiir kasta uu saxiixay, isaga […] The

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaal

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Badda Shiinaha ayaa dhoolatus militari ka sameeyay xeebaha Soomaaliya, xilli ay soo baxayaan walaacyo cusub oo ku saabsan amniga maraakiibta isaga kala goosha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed. Dhoolatuskan ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii looga hortagi lahaa weerarrada burcad-badeedda iyo sidii loo badbaadin lahaa shaqaalaha maraakiibta la qafaasho, iyadoo bilihi

Baarlamaanka ayaa maanta wax ka baddel ku sameeyay qodobo ka mid ah Dastuurka Puntland, kaddib soo jeedin ka timid xukuumadda… Sii akhri