Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub ayaa kulan gaar ah la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Gottenburg ee Dalka Sweden. Bulshadii kasoo qeyb gashay kulanka ayaa Wasiirka su’aalo ka weydiiyey xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda ee afartii sano ee lasoo […]
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Gottenburg ee Dalka Sweden.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiir Al-Cadaala ayaa jaaliyadda ka jawaabay su'aalo ku saabsan xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda afartii sano ee lasoo dhaafay.
- Wasiirku wuxuu faahfaahin ka bixiyay guulaha dowladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Dimuqraadiyeynta, Dhaqaalaha, La-dagaalanka Argagixisada, adeegyada Bulshada iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda.
- Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay Hoggaanka Jaaliyadda oo uu ugu horeeyo Mudane Maxamed Salaad Yaroow.
“Dalka Hooyo oo horumar dowladnimo iyo mid bulsho ku talaabsanaya.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan guulaha dowladda iyo taageerada jaaliyadda si ay u fahmaan horumarka dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub ayaa kulan gaar ah la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Gottenburg ee Dalka Sweden.
Bulshadii kasoo qeyb gashay kulanka ayaa Wasiirka su’aalo ka weydiiyey xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda ee afartii sano ee lasoo dhaafay, iyadoo Wasiir Al-Cadaala uu si toos ah jaaliyadda uga jawaabay su’aalihii ay ka weydiiyeen dalkooda Hooyo oo horumar dowladnimo iyo mid bulsho ku talaabsanaya.
Wasiir Al-Cadaala ayaa jaaliyadda faahfaahin dheer ka siiyay guulaha ay gaartay dowladda Soomaaliya afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan dhinacyada Amniga, Dimuqraadiyeynta, Dhaqaalaha, La-dagaalanka Argagixisada, adeegyada Bulshada iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda.
Kulankaan lagu soo dhaweeyey Wasiirka waxaa soo qabanqaabiyay Hoggaanka Jaaliyadda oo uu ugu horeeyo Mudane Maxamed Salaad Yaroow, jaaliyadda ayaa muujisay taageero balaaran oo ay u hayso Dowladda Soomaaliya oo hiigsaneysa horumarro taariikhi ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.