Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh Abdulkadir ayaa shalay magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha iskuul Hoose/dhexe oo loogu talagalay inay wax ku Bartaan gabdhaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,ayaana Sheegay in mashruucan uu door muhiim ah ka Qaadan doono horumarinta waxbarashada Gabdhaha, isla markaana

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh Abdulkadir ayaa shalay magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha iskuul Hoose/dhexe oo loogu talagalay inay wax ku Bartaan gabdhaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,ayaana Sheegay in mashruucan uu door muhiim ah ka Qaadan doono horumarinta waxbarashada Gabdhaha, isla markaana lagu dhamaystiri doono Dhismihiisa Muddo ku siman afar bilood.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.