Topic
Warkasta is tracking dhismaha across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches beesha, rasmi, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in si rasmi ah loo bilaabay dhismaha xarun lagu rido gantaallada hawada sare oo Turkigu ka dhisayo Soomaaliya, mashruuc ay Ankara u aragto mid muhiim u ah qorshaheeda ah inay yeelato awood madax-bannaan oo ay ku gaarto hawada sare. Erdoğan, oo ka hadlay furitaanka…

Beledweyne (Caasimada Online) – Beesha Xawaadle ayaa si cad uga hortimid doorashada la qorsheeyay in laga qabto maamulka Hirshabeelle, iyadoo dalbatay in la hakiyo doorashooyinka iyo tallaabooyinka la xiriira dhismaha maamulka Hirshabeelle. Go’aankan ayaa kasoo baxay kulan maalmo ka socday magaalada Beledweyne, kaas oo ay isugu yimaadeen waxgarad iyo siyaasiyiin ka tirsan beesha, waxaana diiradda