Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo Isku diyaarinaayo iscasilaad, Kadib guuldaradii Doorashada
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMarco Rubio ayaa la sheegay inuu isku diyaarinayo inuu is casilo xilkiisa xoghayaha arrimaha dibadda iyo la taliyaha amniga qaranka ka dib guuldaradii xisbiga Trump ee doorashadii dhaxe.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waa Marco Rubio, oo isku haya xilka xoghayaha arrimaha dibadda ahna la taliyaha amniga qaranka Mareykanka, iyadoo jagooyinkan ay ka mid yihiin kuwa ugu muhiimsan ee laga qabto Mareykanka.
- Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee The Independent ayaa ku sheegay ujeeddada uu isku casilayo Marco Rubio,inay la xiriirto si uu siyaasadiisa uga fogeeyo guul-darrada iyo nacaybka uu Trump ka wajahayo shacabka Mareykanka.
- Haddii talaabadan uu ku dhaqaaqo,waxay ka dhigantahay burbur siyaasadeed oo ku dhacaya Trump, xilli doorashadii dhaxe guul darro ceeb ah uu ka wajahay xisbigiisa Jamhuuriga.
- Marco Rubio, haddii uu is casilo markaa waxay gudaha Mareykanka iyo dunidda usoo bandhigaysa Trump inuu noqdo mid fashilmay oo saaxiibbadii ay uga kala dhuumanayaan si ay guul-darrada isaga dusha ugu saaran, una dhistaan mustaqbal siyaasadeed oo Trump uusan qayb ka ahayn.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa isbeddelada suurtagalka ah ee siyaasadda oo ka dhalan kara ficillada Rubio, taasoo saameyn ku yeelan karta darajada Trump iyo mustaqbalka xisbiga Jamhuuriga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee saameynaya go'aanka Rubio inuu is casilo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Marco Rubio ayaa isku diyaarinaya inuu is casilo xilkiisa xoghayaha arrimaha dibadda iyo la taliyaha amniga qaranka.
- Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee The Independent ayaa ku sheegay ujeeddada uu isku casilayo Marco Rubio, inay la xiriirto si uu siyaasadiisa uga fogeeyo guul-darrada iyo nacaybka uu Trump ka wajahayo shacabka Mareykanka.
- Haddii talaabadan uu ku dhaqaaqo,waxay ka dhigantahay burbur siyaasadeed oo ku dhacaya Trump, xilli doorashadii dhaxe guul darro ceeb ah uu ka wajahay xisbigiisa Jamhuuriga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Mid ka mid ah magacyada ugu muhiimsan maamulka Trump, ayaa isku diyaarinaya inuu is casilo, si uu u badbaadiyo siyaasadiisa.
Waa Marco Rubio, oo isku haya xilka xoghayaha arrimaha dibadda ahna la taliyaha amniga qaranka Mareykanka, iyadoo jagooyinkan ay ka mid yihiin kuwa ugu muhiimsan ee laga qabto Mareykanka.
Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee The Independent ayaa ku sheegay ujeeddada uu isku casilayo Marco Rubio,inay la xiriirto si uu siyaasadiisa uga fogeeyo guul-darrada iyo nacaybka uu Trump ka wajahayo shacabka Mareykanka.
Haddii talaabadan uu ku dhaqaaqo,waxay ka dhigantahay burbur siyaasadeed oo ku dhacaya Trump, xilli doorashadii dhaxe guul darro ceeb ah uu ka wajahay xisbigiisa Jamhuuriga.
Marco Rubio, haddii uu is casilo markaa waxay gudaha Mareykanka iyo dunidda usoo bandhigaysa Trump inuu noqdo mid fashilmay oo saaxiibbadii ay uga kala dhuumanayaan si ay guul-darrada isaga dusha ugu saaran, una dhistaan mustaqbal siyaasadeed oo Trump uusan qayb ka ahayn.
Warbixinta The Independent , ayaa sidoo kale lagu sheegay Rubio, inuu isku diyaarinayo si uu u noqdo musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxweynaha oo Mareykanka ka dhacaysa 2028.
Waxay u muuqataa Marco Rubio, inuu dhiirrigelin ka helayo kooxaha midigta fog ee Mareykanka iyo kuwa taageerra Israa’iil, kuwaasoo la dhacsan siyaasadda Rubio iyo sida uu daacad ugu yahay Israa’iil, balse in qof ka socda jamhuuriga uu ku guuleysto doorashada 2028, waa mid u hooseysa, sabab la xiriirta qaadacaada shacabka Mareykanka ee ka dhanka ah xisbigan oo dagaallo iyo dhaqaale burbur dhexda u galiyay.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Marco Rubio ayaa la sheegay inuu isku diyaarinayo inuu is casilo xilkiisa xoghayaha arrimaha dibadda iyo la taliyaha amniga qaranka ka dib guuldaradii xisbiga Trump ee doorashadii dhaxe.
Qodobada muhiimka ah
- Marco Rubio ayaa isku diyaarinaya inuu is casilo xilkiisa xoghayaha arrimaha dibadda iyo la taliyaha amniga qaranka.
- Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee The Independent ayaa ku sheegay ujeeddada uu isku casilayo Marco Rubio, inay la xiriirto si uu siyaasadiisa uga fogeeyo guul-darrada iyo nacaybka uu Trump ka wajahayo shacabka Mareykanka.
- Haddii talaabadan uu ku dhaqaaqo,waxay ka dhigantahay burbur siyaasadeed oo ku dhacaya Trump, xilli doorashadii dhaxe guul darro ceeb ah uu ka wajahay xisbigiisa Jamhuuriga.
- Warbixinta The Independent , ayaa sidoo kale lagu sheegay Rubio, inuu isku diyaarinayo si uu u noqdo musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxweynaha oo Mareykanka ka dhacaysa 2028.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warbixin ka timid The Independent oo ku saabsan suurtagalnimada iscasilaadda Rubio.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Trump ama mas'uuliyiin kale oo ku saabsan iscasilaadda Rubio.
- Eedeymaha ku saabsan saameynta siyaasadeed ee iscasilaadda Rubio ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
Gunaanadka akhristaha
Iscasilaadda suurtagalka ah ee Marco Rubio waxay muujin kartaa isbeddelo siyaasadeed oo muhiim ah oo ku saabsan Trump iyo xisbiga Jamhuuriga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee saameynaya go'aanka Rubio inuu is casilo?
- Sidee bay iscasilaadda Rubio u saameyn doontaa mustaqbalka siyaasadeed ee Trump?
- Maxay yihiin jawaabaha hogaamiyayaasha kale ee Jamhuuriga ee ku saabsan xaaladdan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa isbeddelada suurtagalka ah ee siyaasadda oo ka dhalan kara ficillada Rubio, taasoo saameyn ku yeelan karta darajada Trump iyo mustaqbalka xisbiga Jamhuuriga.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · isku · arrimaha · xoghayaha