Xogta dagaal culus oo ka qarxay duleedka Baydhaba kadib markii ciidanka Lafta-gareen…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Baydhaba oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen, kaas oo sababay khasaare xooggan oo ka dhashay labada dhinac.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uga dhacay aagga deegaanka Burijeed, isla markaana ay halkaas isku farasaareen labada dhinac oo isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
- Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladda ay weli kacsan tahay, isla markaana uu jiro khasaare xooggan oo ka dhashay dagaalka, kaas oo soo kala gaaray labada dhinac.
- Sidoo kale, wararka ayaa intaas kusii daray in dagaalka ay ka qayb-qaadanayaan diyaaradaha nooca loo yaqaano F16, kuwaasi oo duqeymo ka fulinayay aagga uu ka dhacay dagaaalka.
- Ma jiro wax faah-faahin ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan dagaalka ka dhacay deegaanka Burjeed oo hoostaga magaalada Baydhaba, halkaas oo marar kala duwan oo hore khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Soo noqnoqoshada dagaallada ayaa walaac gaar ah ka abuurtay magaalada Baydhaba, oo ah xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed, taas oo hoy u ah dad badan oo barakacayaal ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha ee dagaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Baydhaba oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Dagaalka ayaa sababay khasaare xooggan oo ka dhashay labada dhinac.
- diyaaradaha nooca loo yaqaano F16, kuwaasi oo duqeymo ka fulinayay aagga uu ka dhacay dagaaalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal qaraar oo mar kale ka qarxay bannaanka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo ciidamada daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen oo weeraray fariisimaha ciidanka.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uga dhacay aagga deegaanka Burijeed, isla markaana ay halkaas isku farasaareen labada dhinac oo isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladda ay weli kacsan tahay, isla markaana uu jiro khasaare xooggan oo ka dhashay dagaalka, kaas oo soo kala gaaray labada dhinac.
Sidoo kale, wararka ayaa intaas kusii daray in dagaalka ay ka qayb-qaadanayaan diyaaradaha nooca loo yaqaano F16, kuwaasi oo duqeymo ka fulinayay aagga uu ka dhacay dagaaalka.
Ma jiro wax faah-faahin ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan dagaalka ka dhacay deegaanka Burjeed oo hoostaga magaalada Baydhaba, halkaas oo marar kala duwan oo hore khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Dagaalkan ayaa kusoo aadayo, xilli muddooyinkii u dambeeyay ciidamada Lafta-gareen ay isku ballaarinayeen qaybo badan oo kamdi ah Koonfur Galbeed, iyaga oo qabsaday degmooyin iyo deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool.
Si kastaba, ha’ahaatee, Soo noqnoqoshada dagaallada ayaa walaac gaar ah ka abuurtay magaalada Baydhaba, oo ah xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed isla markaana hoy u ah boqolaal kun oo qof oo ku barakacay colaadaha iyo abaaraha ka jira qeybo kale oo dalka ah.
Dagaalka maanta ayaa muujiyay in uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galeed, isla markaana uu hadda galay marxalad ay labada dhinac marar badan awood militari isku dayayaan inay ku xaqiijiyaan gacan-ku-haynta maamulkaasi.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Baydhaba oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen, kaas oo sababay khasaare xooggan oo ka dhashay labada dhinac.
Qodobada muhiimka ah
- Dagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Baydhaba oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Dagaalka ayaa sababay khasaare xooggan oo ka dhashay labada dhinac.
- diyaaradaha nooca loo yaqaano F16, kuwaasi oo duqeymo ka fulinayay aagga uu ka dhacay dagaaalka.
- Soo noqnoqoshada dagaallada ayaa walaac gaar ah ka abuurtay magaalada Baydhaba.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo tirooyinka khasaaraha gaarka ah.
- Ma jiro wax jawaab ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aaddan dagaalka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay ilo deegaanka ah oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Baydhaba ayaa weli kacsan iyadoo dagaallo ay ka socdaan labada dhinac.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha ee dagaalka?
- Maxaa la sameynayaa si loo xalliyo khilaafka ka jira Baydhaba?
- Sidee ayuu dagaalkan u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Soo noqnoqoshada dagaallada ayaa walaac gaar ah ka abuurtay magaalada Baydhaba, oo ah xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed, taas oo hoy u ah dad badan oo barakacayaal ah.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dagaal · lafta · ciidanka