Topic
Warkasta is tracking barnaamijka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches argagixisada and dagaallanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Robert Flannery, oo ah la-taliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Afrika ee Dowladda Mareykanka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka ee dhinacyada la-dagaallanka arga