Topic
Warkasta is tracking puntland across 109 reports from 5 sources. Recent coverage touches politics, laag, and boosaaso, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada iyo dhulka uu… Sii akhri

Garowe (WDN) – Puntland waxay ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Muqdisho ay wado olole lagu destabilize-gareynayo gobolka semi-autonomous-ka ah iyadoo hub lagu soo gelinayo gobolka Mudug xilli dalka uu wajahayo xaalada dastuur iyo doorasho oo xanniban.