Topic
Warkasta is tracking soo across 26 reports from 9 sources. Recent coverage touches puntland, bandhigay, and koonfur, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen saaka waaberigii xero ku taal duleedka degmada Baardheere. Ciidamada ku sugnaa xeradaas ayaa la sheegay inay howlgalo ka sameeyeen duleedka xerada oo ku taal dhinaca Koofureed ee degmada Baardheere iyadoo halkaas ay iskahorimaad fool ka […]

Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]