Topic
Warkasta is tracking beeniyay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches nisa, rogtay, and sheegay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay sheegasho ay maanta baahisay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), taas oo la xiriirtay eedeymo loo jeediyay ilaaladiisa oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynihii hore ayaa lagu sheegay in sheegashada NISA aysan ka tarjumayn xaqiiqa

Turkiga ayaa Jimcihii beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga. Xarunta La-dagaallanka Wararka Been-abuurka ah ee Madaxtooyada Turkiga ayaa sheegtay in wax isbeddel ah aan lagu sameyn shuruudaha lagu maamulo isu-socodka muwaadiniinta labada…