Topic
Warkasta is tracking cabdi across 2 reports from 2 sources. Every report links to its original source, with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa dhaliil u jeediyay xubnaha golaha, kaddib markii uu guddoomiyey kulan ay maanta yeesheen Senatorrada Aqalka Sare. Cabdi Xaashi ayaa kulanka ka sheegay inuu aad uga xun yahay habsami-u-socod la’aanta howlaha shaqo ee golaha, isaga oo qiray in Aqalka…

Sagal Cabdi Wali waa qofkii ugu horreyay ee Soomaali ah oo loo doorto xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Britain, waxeyna markii ugu horreysay Ingiriiska timid horraantii sagaashamaadkii, iyadoo ahayd ilmo qaxooti ah oo qoyskeedu ka soo carareen dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Saga oo 42 jir ah waxaa markii…