Topic
Warkasta is tracking daahfurtay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches itoobiya and sifaynta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Itoobiya ayaa daahfurtay warshaddii ugu horreysay ee dalkaas u qaabilsan sifaynta dahabka, iyadoo tallaabadan lagu doonayo in dalka uu qiimo dheeraad ah ka helo kheyraadkiisa dabiiciga ah, halkii uu dahabka aan la sifayn dibadda ugu dhoofin lahaa