Topic
Warkasta is tracking dhaxaysa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qaramada and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Asmara — Dowladda Eritrea ayaa Qaramada Midoobay ka codsatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala dhaxaysa Itoobiya, iyadoo labada dal ay isku eedeynayaan inay hurinayaan dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Geeska Afrika. Eritrea ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbatay inuu qaado “tallaabooyin lagu horjoogsanayo xaaladda”, kadib markii ay sheegtay…