Topic
Warkasta is tracking escalating across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO (SD) — Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Itoobiya iyo Ereteriya, iyadoo diiday talooyin ku saabsan ka qaybgalkeeda shir goboleed dhawaan dhacay oo ay la joogtay Masar, Ereteriya iyo…