Topic
Warkasta is tracking expand across 1 report from 1 source. Recent coverage touches security and uganda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi (HOL) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Uganda ka codsaday in ay ballaariyaan taageerada tababarka iyo hanuuninta ciidanka Soomaaliyeed Axaddii si loo xoojiyo iskaashiga milatari ee labada dal.