Topic
Warkasta is tracking guusha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaalida and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guusha ay Sagal Abdi-Wali ka gaartay doorashadii baarlamaanka Britain ee 8-dii Oktoobar 2026, waxay farxad iyo Sharaf u tahay Soomaalida meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Sagal waxay ku guuleysatay kursiga Holborn and St Pancras, iyadoo heshay12,292 cod, kana guuleysatay musharraxiintii la tartamayay.