Topic
Warkasta is tracking kordhiyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ammaanka and hubka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabataynta hubka ee saaran gobolka Darfur ee galbeedka Suudaan, balse waxaa fashilmay dadaal uu Mareykanku ku doonayay in xayiraadda lagu ballaariyo dalka oo dhan, kaddib markii Ruushka iyo Shiinaha ay ka horyimaadeen soo jeedintaas. Golaha Ammaanka oo ka kooban 15 xubnood ayaa si wadajir…