Topic
Warkasta is tracking market across 1 report from 1 source. Recent coverage touches economy and killed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garowe (HOL) — Ugu yaraan laba muwaadin ayaa la dilay, afar kalena waa dhaawacmeen ka dib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay goob ganacsi oo ku taalla suuqyada Inji ee Garowe Axaddii, sida ay sheegayaan wararka deegaanka.