Topic
Warkasta is tracking moves across 1 report from 1 source. Recent coverage touches beledweyne and humanitarian, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Boqolaal qoysas barakacayaal ah ayaa laga saaray guryahooda ay ku noolaayeen iyaga oo aan kiraynaynin El Jalle, oo ku yaal agagaarka Beledweyne ee gobolka Hiran ee Soomaaliya, milkiilayaasha guryaha oo sameynaya diyaar garowkooda ka hor roobabka culus ee El Niño iyo cabsi ka jirta fatahaadaha. Milkiilayaasha guryaha ayaa ku noolaa guryaha jaban,…