Topic
Warkasta is tracking retake across 1 report from 1 source. Recent coverage touches puntland and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MOGADISHU— Ciidamada ammaanka Puntland ayaa bilaabay howlgal si ay dib ugu helaan HONOUR 25, markab shidaal ah oo la sheegay in ay qabsadeen burcad badeed Soomaali ah oo ku sugan Puntland tan iyo 21ka Abriil, 2026. Howlgalku waxa la sheegay in uu ka dhacay Dharinbaar, oo ah aag ku yaal degmada Bandar-Beyla ee gobolka Karkaar, halkaas oo la rumeysan yahay in markabka lagu haystay...