Topic
Warkasta is tracking targeting across 1 report from 1 source. Recent coverage touches former and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay bartilmaameedsanayso xubnaha xafiiskiisa iyo inay xannibayso dhaqdhaqaaqa agagaarka gurigiisa ee Muqdisho.