Topic
Warkasta is tracking Tiknoolajiyada across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches Soomaaliya and Waxbarashada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Nov 02 (Jowhar)- Si cad u xasuusinaysa in dagaalkan uu hadda ka socdo taleefannada sida goobaha dagaalka, Ruushka iyo Ukraine waxay sheegeen in codsiyadooda digniinta degdegga ah lagu bartilmaameedsaday wax u muuqda weerarro internetka ah. Ruushku wuxuu saaka ku soo warramey “weerar internet oo aad u weyn” barnaamijkiisa digniinta ah – saacado yar ka dib…

Muqdisho, Soomaaliya – 27 Oktoobar 2026 – Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda Muqdisho. Madashan oo soconaysa laba (2) maalmood ayaa waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin dowladeed, wakiillo ka socda shirkadaha isgaarsiinta…

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo kaashanaya Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa wada Aqoon-is-weydaarsi Qaran oo lagu ansixinayo Qaab-dhismeedka Qaranka ee Isku-duwidda Dowladda Dijitaalka ah (National Digital Coordination Framework – NDCF). Aqoon-is-weydaarsigan ayaa isu keenay masuuliyiinta ICT-ga iyo khubarada farsamada ee hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay u falanqeeyaan
Booliska Gobolka Banaadir ayaa Axaddii beeniyay wararka ku faafay baraha bulshada ee sheegaya in ciidamada amniga ay galeen xafiisyada Hormuud Telecom ee Muqdisho si ay u fuliyaan baaritaanno.

Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, oo uu hoggaamiyo Macallin Mahdi ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in ciidamo Boolis ah ay galeen xarumo ay shirkadda Hormuud ku leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka sameeyeen baaritaanno. Booliska ayaa wararkaas ku tilmaamay…

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa Arbacadii dhagax dhigay xarun cusub oo sayniska iyo teknolojiyadda ah oo ku taalla Jaamacadda SIMAD ee caasimadda, taasoo lagu horumarinayo waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo xirfadaha farsamo ee ardayda. Isagoo ka hadlayay munaasabad kooban kadib dhagax-dhigga, Barre ayaa sheegay in jaamacadaha iyo hay'adaha waxbarashada ay yihiin kuwa muhiim ah…